User:Maxamed maxamuud aadan

Ka Wikipedia

SHEEKADII CAAMIGA IYO SHIIKHA..

Caamiga: Asc shiikh? Shiikh: wcslm yaa akhii kariim Caamiga : shiikh waxaan ku weydiin su,aal ? Shiikh: haye walle Caamiga: shiikh maalin dhaweyto waxaan arkay islaan dumara oo suuqa raga uyeeraneysa (damceysa) Kawaran arintaas? Shiikh: akhii kariim waxaas waa dhaqan xumo diinteenuna ma ogala waana shay aan habooneyn in lagu dhaqmo . Adigana u ceeb qari hana sheeg sheegi waayo qofkii qof muslima ceebtiisa khariya Illahay baa qariya . Caamiga: sheekh hadaan ani sheegin soo dad kale sheegi mayaan ? Shiikh: akhii kariim dadka adi waxba kaama galin lagumana su,aalayo akhrinana adina taada baa leedahay isaguna tiisa ...

DULUCDA SHEEKADA . . . . .

Dhalinta badankeedu waxay soo dhigaaan sawiro dad qawan baraha bulshada iyaga oo ku doonaya Comments  iyo Like .......

Baraha bulshadu ku sheegaysataan oga faa,ideyso waxyaalo dadka garaadkooda furfura adina kheyr kuu ah .