User:Mohamed Abdilahi Adam Darwish

Ka Wikipedia

Weriye Darwiish

halkan waxaan idiin ku soo gudbinaynaa war bixin ku saabsan weriye Maxed cabdilaahi aadan

Maxamed Cabdilaahi Aadan Darwiish waa arday waxka barta jamacacada bariga afrika ee somalia waxaa uu ku dhashay magalada Xingalool sanadkii 1995 waxaa uu waxbarashadiisii ku soo qatay dugsiyada kala duwan ee magalada Xingalool isaga oo ku dhamays tay waxbarashadiisi halkaa. dhinaca kale waa weriye kamida weriyayasha horn cable tv ee magalada Bosaso waxaana uu hore ula soo shaqeeyey goobo warbaahineed oo tiro badan. Darwiish sidoo kale waa farsama yaqaan dhinaca alaadaha ku taqaqusay siiba Computerska waxaana uu ilaa iyo hada wadaa waxbarashadiisa dhinaca tecnology yada Halkani waa barta uu ku leeyahay Wikipedia sidoo kale waxaad ka heli kartaan barabulshada sida Facebook https://www.facebook.com/darwiishka.2015 Email:Darwiishka02@gmail.com