User:Mustafaa2025

Ka Wikipedia

Maxaad ula dan leedahay markaad pagka Carab Saalax intaa ugu qoraysid Meheri Ismaaciil? Hadaadan aqoon abtirsiga Meheriga fara kala bax wax aad jaahil ka tahay, hadaad ka xumaanaysid Darood iyo Meheri abtirsi ma wadaagaan, hade taasi waa dhabta. MEHERI BIN XAYDAAN BAA LA DHAHAA. Daarood abtirsigooda jabarti iyo Ismaaciil iyo wixii ay sheegtaan waa mid iyaga u taal gooni u ah. Lakiin Meherigu waa Bin Xaydaan. Soo baro hadaad jaahil ka tahay. Hadaad edebdara ula dan leedayahna qas nin qadaa tahay.