User:Runsheeg

Ka Wikipedia

TAARIIKHDI XAAJI AXMAD FIQI IYO ISTICMAARKII CAALAMIGI AHAA EE ENGLIISH MUDO 21 SANO EE TAALEEX, waa kuma xaaji axmad fiqi? 'AXMAD FIQI' wuxuu ku'dhashay gobolka hiiraan 4/1850 kana soo jeedo beesha abgaal, obakar gaabane maxamed xasan yaquub 17jir ayuu xaafidul QURAAN ahaa, wuxuu doon karaacay gobolka banadir asagoo cilmi iyo aqoon ko'rarsi u'aaday 'XIJAAZ' waxaa loo yaqanaa MAKA IYO MADINA, wuxuu wax barasho ugalay machadka kuyaal magalada MAKA ee hada loo garanayo 'UMUL'QURAA',waxeey machadk ka isku barteeyn 'SAYID MAXAMAD CABULE XASAN' asagoo cilmi doon ahaa, AXMADFIQI wuxuu bartay cilmiga FIQIGA iyo shareeca islaamka, sidaa darteeyd ayaa loogu bixiyay 'FIQI' wuuna dhameestay,3/9/1890 axmadfiqi wuxuu qabtay ama aaday 'BARBARA'somaliland si'uu dadka diinta u'baro, sidatan,