User:Samadooncumar

Ka Wikipedia

Bur Saalax (Af-Ingiriis: Bur Salah) waa magaalo ku taala badhtamaha waqooyibari ee gobolka Mudug ee wadanka Soomaaliya. Magaaladani waxaa maamulkeeda gacanta ku haya maamulgoboleedka Puntland State. Gudoomiyihi ugu horeyay ee bursaalax magacisu waa cabdulqaadir cilmi filig . waxa gudoomiye kuxigen soo maray cabdinuur iyo cabdikhayr mire muuse oo sanadki 2010ki lagu dilay bursaalax waxaka dambeyay gudoomiye ayaanle mire muuse

magaalada bursaalax waxa asaasay halgamaagi syl ee magacisu ahaa saalax karshe magaca bursaala ayana magaalada loo bixiyay xiligas saalax wuxu kaso jeda beesha wabeeneye

magaalada bursaalax waxa iska leh beesha cabdile noolays daanweyne oo ah beesha ugaas cabdulqadir cilmi xirsi uu kaso jeedo .

Waxaa magaalada Buur Saalax ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 70,000 oo qof waa magaalo ganacsi muqda uu kajiro waxa kuyaal hotelo casri ah sida hotel kabayare iyo hotel sarweyn iyo hoteel daynab iyo bakhaaro kala duwan waxana kuyal iskùulo ayka midyihin gahayr iskuul iyo isbitalka samadoon cumar oo ah isbitaal magaaladu ku caafimado