User:Saxiikh

Ka Wikipedia

BEESHA MURUSADE

Beesha Murusade (Af-Ingiriis: Murosade; Af-Carabi: موروساد) wexey ka mid tahay beelaha soomaaliyeed aad loogu yaqaano sharaf iyo geesinimo, murusadahu wexey yihiin Karanle oo ah curadka Sheekh Axmad Wali oo naaneystiisa eey tahay Hawiye wexeyna degaan dalka Soomaaliya, Itoobiya iyo wadama kale.


Murusade (Murosade) موروساد Tirada guud ee dadka 1,500,000 ilaa 2,000,000 Meelaha ay ku badan yihiin

Soomaaliya		

Itoobiya

Yemen		
Kiinya		
United Kingdom		
United States		

Luqada Somali iyo Carabi

Diinta Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan Kaariye Karanle, Gidir Karanle, Faadumo Karanle, Sixawle Karanle iyo kooxye kale oo ka tirsan beesha hawiye.

Dalka Soomaaliya weexana degaan lago soo bilaabo bartahama dalka sida Galguduud, Mudug iyo Shabeelleda Hoose, Shabeellada Dhexe, Baay , Hiiraan iyo Banaadir.

Beesha wexay caan ku yihiin gobolka Galguduud gaar ahan magaalooyinka qadiimiga ah ee Ceelbuur iyo galhareeri iyo degmooyin kale sida(Dari, Wabxo, Bargaan, Jacar, Caggacade, Daafed, Dac, Towfiiq iyo tuulooyinka kale). Gobalka Galguduud gaar ahaan Ceelbuur iyo Galhareeri wuxuu caan ku yahay wax soo saarka agabyada muhiimka ah ee guryaha lagu isticmaalo gaar ahaan burjikooyin wax lagu karsado iyo falkada la goglado sidokale dalagyada kala duwan waxay bil walba waxay soo saaraan kumanaan burjikooyin, dab-qaadya ah iyo falko farsamadoodana waxaa ku baxa juhdi iyo dadaal dheeri ah.

Beesha wexay si lamida degta magaalada Mareeg, Hobyo godan iyo Xarardheere ee gobolka Mudug

Beesha waxay aad u degtaa gobolka Shabelleda hoose sida Afar Buulo Murusade/Adarta Dayood (oo sii kala ah Dayniile, Daymaroodi, Daameerale iyo Doondheere), Afgooye (gaar ahan Tixsiile), Marko, Baarawe, Jaanaale, Buulo mareer, Qoryooley, Kurtunwaarey, Shalanbood, Ceel-ure, Beladul Amiin, Ganddawi, Maryangubaay, Farxaane iyo degmooyin kale. Gobolka Shabeellada Dhexe beesha wexey deganyihiin Ceel Axmed iyo caloolawayn siido kale gobolka Baay wexay ka deganyihiin degmada Diinsoor.

Mursaduhu gobolka Banaadir taarikh dheer ayeey ku leeyihiin gaar ahan degmada Dayniile waana degmo facweyn aadna u balaaran, waxey hoos tegi jirtey intii aan xornmida la qaadan sida degmooyinka oo kala ah Wardhiigley (Warta Nabada), Hawl wadaag, Hodan, Buulo xuubey iyo qeybo Yaaqshid ka mid ah mudooyinki dambase isku filnaasho gooni isu taag ah ayay lehayt .

Dalka Itoobiya wexey ka deganyihiin Harar, Babille, degmada Imeey iyo meela kale ee galbeedka dalka.

LAFAHA MURUSADE (SABTI, FOORCULUS)

Beesha murusada waxeey u kala baxdaa 2 lafood oo kala ah :

· 1.1 Sabdi
· 1.2 Foolculus

Waxeyna usii kala baxaan sida hoosta ku qoran


1-SABTI

SABTI Waxay u kala baxaaan sida tan CABDALE SABTI, MAJABE SABTI IYO IBRAAHIM SABTI Cabdale Sabti waa curadka sabti oo dhan.

Cabdalle Sabti = ILKO GUDUUD XASAN IYO ABSUGE XASAN 1,IIKA GUDUUD XASAN JUFOOYINKA WAA AMA LAFAHA U KALA BAXAAN

1,Muuse Gurey MuuseGurey= waxey ukal baxaan 1,CUMAR JIMCAALE 2.EYBAKAR JIM. 3.CARAAY JIM iyo 4.GACAL JIMCAALE
2,Guuuleed Cad 
3,Xaadoow
4,Xareed
5.Baana
6.Gadiid

2 ABSUGE XASAN IYO LAFAHA U KALA BAXAAN

1,MAXAMED YARE (MAXAAD YARE) "WAA CURADKA CABDDALE" 2,Maxamuud Faqay Maxamuud Faqay waxa uu u kala baxaa 1. muuse farey 2. Canbarey muuse farey waxa uu ukala baxaa 1. axmed muuse 2. Cismaan muuse

cismaan muuse waxaa uu u kala baxaa

 1. Ciise Cusmaan (Reer Ciise)
 2. Rooble Cusmaan (Reer rooble)

Reer Ciise waxaa ay u kala baxaan 1- Xasan Ciise 2- geedi ciise 3- lugey ciise xasan waxa uu ukala baxaa 1. Duqoow Xasan 2- siyaad xasan Lugeey Ciise waxa uu ukala baxa 1- Weheliye lugey 2- dhiblaawe lugey MAJABE SABTI

1. Iddinle Majabe
2. Abakar Majabe 

Habar addinle

1.Gumcadlle

  • Gaafow

-Geesaale -Abtiraxman Wildhig

  • Wildhig

-Sheeko iyo -dhegadeel

  • Geesaale

-Tolwayne -Yebedhaal -Geeldil

  • Uurey (Cadaan)

-Tolwayne cadaan -Cumar axmed -Cadow axmed -Weheliye maxamuud -Weheliye maxamed (xamarow)

2.Ayansame Xuseen Ayaansame > Oda gaab

  • Xasab Gadaf
:I).Aadan Suldaan

Cabdulahi Aadan Suldaan(Yawar Aadan) .cadoow aadan raaga aadan .muusa aadan Maxaa Qasaay(Aadan Suldaan walaal kiis ka weyn) Xasan Ayaansame Geedi Cali SUUJE Faarax SUUJE xuseyn SUUJE--197.155.66.226 19:01, 17 Oktoobar 2013 (UTC) Rooble

Dumaal Dhimbil Guraay Maxamed Cali Axmed Ibrahim Wehliye Cadoow iyad Wehliye Cisman Wehliye Yusuf Wehliye Cali Wehliye Afrax Gaduud Saciid Abakar Siciid Abakar wuxuu ukala baxaa 4 lafood ama beelod. 1.Madoobe Rooble ( Curuadka Siciid Abakar 2. C/raxmaan. 3. Tuurweyne. 4. Adan Culus.

Israafiil Abakar, wuxuu ukala baxaa Dhaleey: (1 adam cigaal ,2 maxamuud waheliye ,3 culus ,4 cali geedi cabdule dhaaleey gabood :( curadka israfiil gabood)=1 ebeker waasuge,2 mataan wasuge ,3 maxamud wasuge ,4 xassan gureey, xasanleey: 1 mahamed maxamuud,2 cariif maxamud,3 siicoow maxamuud ,4 cumar maxamuud Codweyne Abakar Maxamuud Codweyne xashane(dhega weyne iyo Amaanle) Ibraahim(Gondaale,Fadhiweyne iyo Dirir) Xuseen Codweyne Naajac Muusetuur Maxaad Xasan. maxamuud codweyne" waa Xashane oo ah

1Dhegaweyne 2 dhiblaawe gaab Caddoow Xashane , iyo 3 Adam Cigale Xashane Dhegaweyne oo ah (Maxamed Cigale XAshane)waxuu u kala baxaa. 1 cisman dhegaweyne 2jibriil Dhegaweyne 3 jimcaale dhiblaawe 4 maxamuud Dhegaweyne 5 Axmad cade dhegweyne 6 Cali dhegaweyne 7 Cumar Dhegaweyne 8 Saldhaale Dhegaweyne oo curadka Dhegaweyne ah 9 Amaanle Dhegaweyne.

2-Foolculus

a Maxamed Foorculus ( Hilibi) bah Shiiqaal

b Eybakar Foorculus ( Habar Ceeno) bah Abgaal

c Axmad Foorculus ( daguuro) bah Ajuuraan

Ilma Eybakar Foorculus

Habar Ceeno (Bah Ceenato Abgaal)

Habar ceyno ayaa ukala baxdo 2: Iskaashato iyo Tashiil waaq: Iskaashato ayaa usii kala baxdo 3 oday oo kala ah: Maxamed waaq, Waaq mahadle waaq iyo ogolyo waaq. Tashiil waaq na waxay ukala baxda celi iyo cirba yar.

Waaq Mahadle Waaq

Iidle iyo macaan

Maxamad Waaq

Yarrow maxamed waaq ( bulac, curadka habarceeno)

Xuseen aadan ( shareey)

OGOLYO WAAQ:

1) GAANI OGOLYO ( koofartooda waa CINDIF), waxayna usii kala baxdaa 3 laf oo kala:

I) FAQAY GAANI

Ii) XASAN GAANI

Iii) WALAL GAANI

2) CABDULLE OGOLYO (koofartooda waa YIRID, waana yaraanka habar ceeno)

Tashiil Waaq

Celi Iyo Cirbo yar Celi Tolweyne Celi Caalim Gabow(reer Ugaas) Cumar Gabow (Fiqi xassan) Yabar Celi Cumar Celi (Uurgaale) Sharey Uurgaale Adan Uurgaale Cali Uurgaale Cali Roob Suge Gedefleey Qalaafe(axmed, idiris, aflax) Cirba yar Cabdulle cirba yar Jimcaale Cariif Riseey Reer Maxamed cali ( Reer Adeer) Idiris cirba yar Gaadooy IDris kukdheer IDris Huud cirba yar Saleebaan cirbo yar Habar Yaabiye Jibraa'iil Qardabo .

Hadal orahda ay habar ceeno dagaalada ku galeen jireen ayaa kamid ahaa kuwan:

CINDIF MINOW CAARKA SOO LULO, INA IIDLANA SOO SHUMBA SHUMBACEEYO, NIN SHAREY AH 5 NIN WAA KU AADA KAN LEXAADNA LUGTOW UDHIGAA (Just taariikh).

Habar Mohamed (Bah Shiikhaal) Daguuro (Bah Duguro/Biyomaal) Bah Daguuro Geedoow maqaafad muuse Dacaley maqaafaad muuse Afeey maqaafaad muuse Hassan gaab waanow muuse Ciise wanoow muuse Faqay wanoow muuse Duje Carablaawe Cismaan baqle Abdi dhegeey


Hilibi Qanyare (Hilibi) Tolweyn Qanyare ( 7-da Tolweyn Qanyare ) Yabar Qanyare ( 4-ta Yabar Qanyare ) Cali dheer maxamed cigala sheex reer faarax aadan madow cumar isxijiwaaq

Maxamed Wehliye ( Curadka Murusade) Xuurshow Eybakar Celigaab Cali Cumar Gaab Mataan Xasan Eybakar. Xuurshow Eybakar sida uu u kala baxo. 1. Faqa Cumar 2. Faqa Xalane 3. Cali Jimcaale. 4. Culusow 5.Bah Ina Maxamad

HORMUUDKA BEESHA

1. Nabaddoon Maxamed Nuur Barre ( Xanfaleey) 2. Calisalaad 3.ibraahim cali abdirahman(ayaansame 4. Ganacsade- Abdi Abdulle (Ugaska) 5. Abdulqadir Jimale Mohamud Gudoomiyha Iskuxirka Dhalinyarada Beesha Murusade (said abakar) 6. Abdirizak elmi mohamud(garabey) gabod 7. Abdirahman ali mire (mire) 8. Liban Abdinasir Dalmar gudoomiyaha Dhalinyarada Beesha Ee jowhar 9. Mohamed mohamud abdi(dhicisow) 10. Nacima mohamed gacal (daguuro) 11. Aqoon Yahan Saalax Sh ibraahim dhiblaawe 12. Maxamed qanyare afrax* 13. Prof Hassan muudey Haji ( Ganacsade & Aqoonyahan , Daguuro , ) 14. Abdirahim Hassan muudey ( Ganacsade & Aqoonyahan , North America ) 15. abdullahi adam ali ( wasiirka badda iyo barriga ee somalia ) 16. maryan cariif qaasim* 17. Ganacsade abdifitah hassan abdullahi (indhacade) 18. Col Axmed Salaad (Baasto) * 19. Ibrahim shawey 20. Dr. Maxamed Macalin Xasan 21. Cabdulqadir nuur caraale 22;col Tootoole 23. Ing.c/kariim sheekh cali cibaar(bur la,eg) 24. Xuseen maxamuud siyaad (caato) 25. Abukar A Maxamuud Siyaad Amey (Head of AFN Sweden) 26. Nabadon yabarow farax) 27. Nabadon xusen abooti fiidow 28. Ganacasade maxamed xasan guled 29. Ali maxamed cosoble(wardhigley) aasaasihii ururkii ( U S C ) 30. Xiireey Qaasim Weheliye 31. Cabdulahi xusen maalin Asbaro (madaxweynaha ceelbuur state) 32. En Cabdi Xidigoow Faarax ( waa Telcomunication engineer) boostadi iyo isgaarsiinta 33. Nabadoon Cilmi Xidigoow Faarax 34. Col cabdulahi black 35. Col bashi cumar cabdule 36. Col Salaad xasan maxamuud ( jaani) 37. Col ismail yasin 38..Mokhtar Ahmed-nor Sheikh Ibrahim (Ganacsade + Qoraa) 39. Gen maxamed gaabow jimcale 40. Col gacal xasan gacal siyaad 41. Col axmed bur la,eg 42. Col maxamud farax carone 43. Maxamud axmed (carone) 44. Col abuukar gercade (gaagale) 45. Gen cabdullahi gaafow 46. Gen cusmaan xaji cumar (falko) 47. Siciid Sheikh Ibrahim Dhiblawe (Ganacsade) 48. Col ciise taranbe ugaas 49. Col cilminuur tareys 50. Col cabdi roble geedi 51. Col xaashi cabdi kulmiye 52. Col xuseen faarax caliyow 53. Col maxamed faarax caliyow 54. Dr Ismaciil Xasan Cadde (Alif)(medicine) 55. Col nuur gacal fidow 56. Col cabdulaahi xasan bariise 57. Col cali maxamed garuun 58. Axmed maxamuud ( camoore) 59. Cabt. Maxamed Xaaji Maxamuud (Xayir) 60. Col Axmed Maxamed Dhiblaawe 61. Xaashi Maxamed Cadow ( dhabareey) 62. Cali mire maxamud (baliile) 63. Abdi salaan nuur mahadale (wiin) 64. Caasho Cimaan Fara cadde( shacuur) (ugaas) 65. Dr ceydiid muse (u 67. Nabadoon cali Hareri hadafoow 68. Nabadoon xasan nur xasan dayniile 69. Macalinka kubadda cagta - Maxamed Xaji Giftin 70. Dr.cilmi dhuxulow gacal dictor dhinaca shareecada islaamka caalim ku ta khasusay cilmika xadiiska 71. Dr.abduqadir hussein dhuxulow dictoor ku ta khasusay luqada carabika 72. Eng.abdulaahi hussein dhuxulow engineer ku ta khasusay engineernimada isgaarsiinta 73. Abdiaziz hussein mahamed ali aqoonyahan ku ta khasusay cilmika dhaqalaha iyo maaraynta bunuukta 74. Gen. mohammad sheikh osman 75. G/dhexe Osman abdi [ jareere] 76. Cumar Haashim Ciyaaye 77. Maxamed xasan xaad nabadoon xaad habar ceyno 78. Gaashaale sare Xassan Abuukar Maxammed 79. Dr Xassan Cabdulle Cismaan ( sky) 80. Dr Cabdicasis Ibrahim Xuubey 81. Nabadoow Mohamud Mohamed Afrax Oowfuu 82. Suldaan Socdaal Jiisoow Cosoble 83. Dr Mohamed nur gacal 84. Xaaji xasan gerdheer 85. Abdi raxmaan diinaar 86. Abdi mxamed dhicisow 87. Dr Imaaciil Macallin (takhasus cudurada baadinka-internal medicine) 88. Dr Xersi Cabdi Macallin (Medicine) 89. Dr Bshiir Xaayow (Medicine) 90. Gen. Maxammed Cabdulle Cusmaan joon iskoris) 91. Cabdiraxman Caynte (Weriyaha caanka ah ee ka shaqeeyal Aljazeera). 92. Xasan Axmed Maalin (kuxigeenaka koowaad ee maamulaha database-ka ee jaamacadda middlesex ee ku taal UK) 93. Injineer Cabdirashiid Yaxye (Kuxigeenka koowaad ee maamulka injineernimo ee magaalad Baltimore ee carigaasi maraykanka). 94. Dr (professor) Xassan Mahadalle oo wax ka dhiga jaamacad ku taala carigaasi maraykanka.

94. Dr (professor) Xassan Mahadalle oo wax ka dhiga jaamacad ku taala carigaasi maraykanka. 95. Col Cabdulle Macallin Maxamed Geedi ahna nabadoon caan ka ahaa dalka Somaliya 96. Dr Cabdibaaqi Macallin Maxamed mid kamida aas aasayaashi jaamacada muqdisho kajira 97. Cabdiqaadir Yaxye Cali aas aasihi hayada CRD, halyeey caan ku ahaa raadinta nabada. 98. Nabadon . maxmed guure xareed 99. Max'ed Yuusuf Xaaji Xasan 100. Maxamed Axmed Yalax nabadoon caan ah oo ka mid ah nabadoonada beesha Cabdalle Sabdi ee murusade 101. Eng.xuseen maxamuud fiidow(baraf)oo ahaa ganacsade caan ah. 102. Dr c/raxmaan ismaaciil maxamuud (Dr dayax) 103. Dr shekh cali sicow duqow aqoonyahan noqday isuduwe waxbarasho gobalka bay 104. Dr maxamed cabdi siicow duqow 105. Ganacsade- cisman axmed jimcale 106. Ganacsade- Fariida sh. cali duqow 107. Aqoonyahan- Faysal sh. cumar gacal duqow 108. Aqoonyahan-Ganacsade Cabdifitah Cali Gacal Maxamed Fiidshe 109. Aqoonyahan Cabdi waaxid xirsi dhuxlow 110. Al Fanan Abdalla Yuusuf Hanuuniye 111. Al Fanaan Abdulqaadir Juba 112. Al Fanaan Barre Mohamed Fiidow 113. Bashiir Hanuuniye (musgiistee caan ah) 114. Cawaale Hanuuniye ( fanaan fanaan dhalay) 114. Farxiya Kabayare 115. Farxiya fiska (fanaanad cod halaasiya) hilibi habar maxamed reer wabxood 116. Maxamed shiikh cismaan ( ganacsade & siyaasi)alla yaa raxma 117. Abdihakim ciise afro ( Ganacsade) 118. Abdikarim sheikh ibrahim dhiblawe (ganacsade) 119. Ahmed-nor sheikh ibrahim dhiblawe (ganacsade) 120. Mire cismaan warsame mire indhayare (Ganacsade) 121. Ibrahin cumar mahadale dhuxuloow 122. Axmed Haji Hassan. Kaaliyihii 2aad Madxweyne M.Siyad Bare 123. Cor CUMAR FAARAX CADAAWE 124. Dr CARIIF QAASIM WEHLIYE 125. Maxamed cosoble cade 126. General Cilmi Nuur Tareey 127. Gen. maxamed sh cusmaan miikaail 128. Nabadoon Mohamud Mohamed Afrax Oowfuu 129. Nabadoon Cabdi Macallin Maxamuud Jiisow 130. Dr Maxamed Macalin Xasan wasiirki kaluumeesiga iyo qayraadka. 131. COL. MOHAMED FAARAX CALIYOW (Guddoomiyaha Canada Somali Community) 132. Dr Ismaciil Xasan Cadde 133. Mr Axmad Cumar Warsame (Abusaalim) 134. Xaaji Cusmaan Abuukar Cade (Nabadoonka Iskaashato) Waaq Mahadle Macaaan. 135. Col. Axmed Maxammed Nuur (qasaaye) 136. Major General Daahir Maxxammud Farey 137. C/laahi Macalin Mukhtaar (Akooke) Gancsade 138. Isse abdikarin mohamed (cise cade)urgale 139. Najib ahmed ilmi (kadhuc) gabod 140. Ing Bashir nuur Maxamed ( dhabato) 141. Cabdullahi Cabdi Nuur Macalin dhabareey(siyaasi dhalinyaro ah) 142. Mahad mohamud afrah (mahad cano) gondale 143. Nabadoon Mire Guuleed Faarax Qabawayn 144. Col osman xassan cawaa 146. Eng Abdirizack Hassan Adan ( Caqil Yare ) 147. Aqoonyahan Burhan Mohamed Osman 148. Mohamed hasan tacshir(tcashir) gabod 149. Dr Mohamed Nur Gacal 150. Fahad Ahmad Alasow Dr Gynaecologitsraxma.. 151. Cabdi cali faarax (waa ganacde caan ka ah dalka iyo dibada) 152. Alisaid Abdirahman ( jega cadde) 153. Ahmed Faarah Gaatamoow (Wariye Can ah, Hadana ah Agaasimaha Wakaalada Wararka Soomaaliya ee SONA 2015 154. Alinasir Hassan Yusuf. 156. Dr. Abdullahi Hassan Mohammed (Petroleum engineering) 157. Eng.Mohamed Yusuf (Carab) 158. Col. Farah Abdule (Garam Garam) 159. DR.Mohamud Mohamed Gacal 160. Mudane.Cali Gacal Casir (Gudoomiyaha Baarlamaank Galmudug) 161. Kaltuun axmed maxamud camey (jaaliyada Belgium ) 162. Eng ahmed ali hassan garweyne (ganacsade dalka masar) 163. Xuseen maxamed Yusuf (xasan hilowle) 164. Dr Burhan ali hassan garweyne (ganacsade dalka thailand 165. Aqoonyahaan Cabdi Loyan Ugaas Faracadde 166. Aqoonyahaan Fardosa Loyan 167. Aqoonyahaan Faisa Loyaan 168. Jibril Ali Ibrahim (Gudoomiyaha Somalida dagan Edmonton) Professional Engineer. Ali hareeri wiilkisa 169. Nabad doon Farax Qanyare Maxamuud ( habarceeno/ cirbayar ). 170. Drs. Samiyo Ismail Mohamed 171. Xildhibaan mahad shiikh cali cibaar (galmudug siyaasiga sanadka ) 172. Maxamad abukar macalim xasan (aqoonyahan dhalinyaro ah) 173. Xildhibaan cartan cabdi ibraahim (siyaasi rugcadaa ah K/galbeed ) 174. Nabadoon cali shiino (gudoomiyaha beelaha hawiye ee Uk sabti abakar israafiil ) 175. Cabdimuncim xassan cade (Ganacsade) 176. Cali nuur deereey *cali deereey*(nabadoonka murursade ee shabellada hoose) 177. Abdi rahman maxamuud faarax janaqow 178. Mustaf sh cali duxulow* 179. Dr ciise wehliye maalin (Codweyne Abakar) 180. Cali xuseen abuukarar (sarkaal nabad sugid) 181. Maxamad Ciise Nuur ( Gudoomiyaha 3&9 ee Ohio) 182 Eng. Abdulkadir Moallim Abdi Gure (Shaakir) aqoonyahan Degan UK 183.dr ifrah ali abdirahman (medicine) 184.Nabadoon Abuukar Socdaal Abtidoon Geedi Maar 185.cabdulqaadir shiikh cismaan axmed (jeylaani) 186.islow cavdulahi cali xaad 187.Suldaan cabdulahi axmed garabay 188.Nabadoon daahir xiirey kheyre 189.Eng. Saalax xiirey kheyre 190. Sheikh xuseen maxamed ibrahim (**dhaala jabay**)


Wixi aan qaladnay fadlan noo saxa

Allow 3&9 sida wanaga ah uyeel