User:Sixawle karanle

Ka Wikipedia

sixawle karanle waa mid ka mid ah beelaha magaca wayn ee hawiye, beeshu deegaan ahaan waxa ay degtaa laga soo bilaabo dhulka ismaamulka somalida ETHOPIA, SOMALIA, KENYA. somalia beeshu deegaan ahaan waxa ay ka degtaa labada jubooyin waxa ayna dhacaan konfur galbeed somalia, shabeelooyinka gaar ahaan shabeelaha hoose, muqdisho dhamaan degmooyinka uu ka kooban yahay gobalka banaadir gaar ahaan wardhiigley, dayniile.

beesha sixawle karanle waxa ay u qaybsantaa laba oday.

1.1 BAAhttp 1.2 BURAALE AMA SANBURE

2.1 BAAD 1.1 CIYE BAAD 1.2 SHURBUL BAAD

  CIYE

1-wargube 2-rooroone 3-reer garaad maxiiqe 4-dhagawayne 5-waramirgo 6-hajo

   SHURBUL

1-taleys 2-iidfure

    BURAALE(SANBURE)

1.1 BADE SAMATAR 1.2 FAARAX SAMATAR

       baade samatar

1-araabi 2-haro

           faarax samatar

1-xasan 2-cabdullahi 3-hajji 4-maxamuud


intaasi waxa ay ahaayeen oo kaliya qabiilada uu ka kooban yahay sixawle karanle jufoonyinka waa ay dhiman yihiin waana lasoo wadaa baryaha soo socda insha-allah.

                                                                    CODSI!!!

waxaan ka codsanaayaa cidd alle iyo ciddi ku abtirsataa beesha sixawle karanl ama beel weynta karanle hawiye sida GIDIR; KAARIYE; WAADEERRE (MURUSADE hadii aad aqoon u leedihiin in aad waxna ka bedashaan oo wixii qaldan ah waayo ninka bogan qoray ma,ahan nin oday ah oo qabiil yaqaan ah sidaa darteed qalad waa iman karaa hadii aad aragtaan wax qalad ah pleas kabeder su´aal la´aan kuna qor midda saxda ah.

                                                           mahadasanidiin.