User:Somalifunniest

Ka Wikipedia

Marka hore ku soo dhawaaw marka xiga waxaa halkaan ku haayaa xaaladaha qofka bini aadanka ka farxin karo. Waxaa jira xaalado farabada ku waasoo aad ka heli kartid farxad , reenreen iyo in aad ku qanac sanaatid noloshaada balse aadan balse aadan ku gaari karin heerka ugu sareeyo mayeeley waxaa laga yaabaa in aad tabeeysid sidi aad ku heli laheed heerarka ugu sareeyo lkn aadan heesan wadadi loo mari lahaay waayo maba ogid ama maba garaneeysid tusaale adiga oo ah dhaqtar misna heesta shaqadi weliba aad maqaam sare gaartey hadane waxaa suura gal ah in aadan qanacsaneen wayo waxaa laga yaabaa in aad xiiseeyso tiknoolajiyada sida computerka ama aaladaha kale lkn eey ku qaladay dhalinyaro nimo ama aad iska raaday ardeydii kugu fasalka ahaa taasna eey burburisey farxadaadii hadaba ha ka fikir maxaa aad u xiiseesaa