User:Wacays hamzi

Ka Wikipedia

wacays hamzi waa wiil dhalin yaro ah magaciisu waa hamse ibrahim ali ku dhashay hargeisa sanadkii 1992 kii kuna barbaary waxbarashadiisa waxa uu ka bilaabay isla hargeisa malcaamad quraantii isla markaan waxa uu bilaabay waxbarashadii dugsiga hoose dhexe ilaa heer dugsi sare hadda wuxuu ku sugan caasimada dalka ethiopia ee addis ababa waxaanu ka dhigta shahaadada heerka koowaad qaybta public health ka