User:Wariye Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka/New page

Ka Wikipedia

CABDIQAADIR CUMAR CABDULLE "Cabdiqaadir Fiidka" Waxuu rajeynayaa inuu noqdo Madaxweynaha 2032 ee Dowlada Soomaaliya Insha Allah Waa Shaqsi aad u jecel in uu wax la qabto dadka aadka u liito Saameyna ku dhex leh Bulshada Soomaaliyeed CABDIQAADIR FIIDKA Waa Wariye inta badan Xooga Saara Arimaha Bulshada daneeyane.

Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka
عبد

Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka

Chairman of Somali National Studenst Union in Uganda
Xafiiska Muqdisho intuu joogay
14 May, 2016, ilaa 02 Oktobarr 2016
Xil kalawareeg: Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka.
Xil ku wareejin Cabdirisaq Cilmi Black.
Dhashay: Oktoobar 1995 ( 28Jir)
Ku dhashay: Gobolka Hiiraan, Soomaaliya
Ku Nool: Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir
Diintiisa: Islaam
Dhalasho: Soomaali

Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka (carab:عبدد) (Dhashay 1995 ) waxa uu ahaa Agaasimihii hore ee Bulsho Tv Xarunta Magaalada Muqdisho. Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka Waxa uu ka soo shaqeeyay idaacado dhowr ah oo ku yaalo gobalada dalka iyo caasimada muqdisho waxa uuna sanadihii 2014, 2015, ka shaqeeynayay magaalada muqdisho. CABDIQAADIR CUMAR CABDULLE FIIDKA 4 Janaayo 2014ta ilaa 29 Diseembar 2015. waxa uu Tifaftire ka ahaa idaacada Afrika ee magaalada muqdisho 93.0 MHz CABDIQAADIR CUMAR CABDULLE FIIDKA haatan waxa uu ku nool yahay magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya waxaadna kala xiriiri kartaa Tell:- +252612641666 / 0699251390. ama Facebook.com/Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka Twitter.com/ Cabdiqaadir Fiidka Youtube.com/ Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka WEBSITE: WWW.XOGTAHIIRAAN.COM / AQBAARSIDE.COM / FIIDKANEWS.SIMPLESITE.COM

Taariikh Nololeedka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

a]. Dhashay 1995 b) ku Dhashay Muqdisho c) Waxbarashada Hoose Dhexe 2004 - 2010 d) Sare 2010 - 2013 e) Heer Jaamacadeed 2014 - 2018

Wax qabadka CABDIQAADIR CUMAR CABDULLE Fiidka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xilalka uu soo qabtay CabdiqaadirCumar Cabdulle Fiidka. 


Hoggaanka Dalka

Cabdiqaadir Cumar Cabdulle 'Fiidka'

xilka kaga horeeyey
Tifafrire Radio Afrika
93.0 MHz
Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka
2032–2036]
Madaxweynaha Mustaqbalka
Xilka  kala wareegay
Agaasime Bulsho Tv
BTv