User:Yabar dige

Ka Wikipedia

Waxaan rabaa inaan ka hadlo beelwaynta #Awsan❤ meesha ay dagaan, dadka ugu caansan, iyo inta ay kula baxaan.

Taariikh kooban beelwaynta Awsan.

Magaca #Awsan waaa lawa eray oo isa saaran Aw: waa Shiikhii, San: waa samaa.

Magaca Awsan waa naanees dadka ku abtirsada Awsan(macalin mohamed) waa dhal culumo waxay ka soo farcameen wadaad diinta fidin jiray dhowr qarniyaalo ka hor.

Dadka ka dhashay Awsan waa dad xadaariyad ama ilbaxnimo leh isla markaana ah dad tacliin ama dad wax barasho jecel nabad kuwada noolaasho iyo sameynta nabada(peace making).