User talk:41.78.72.13
Hadal ku darWaxaa caawa 9:30 habiinimo Tartan adag ka dhax mari doonaa DEGMADA GALCAD vs DEGMADA XAMAR JAJAB idaacadu waa RADIO wadaag muujadu waa FM 96.5 waana caawa ay isniinu soo galayso axadna ay baxayso Insha Allah Sidoo kale Radio DALSAN asna waxaan ku aadanahay DEG: SHIBIS waqtiga saxda ahna o an la galayno SHIBIS dib ayan kasoo sheegaynaa guul ayaan rajeyhaynaa Insha Allah wixi duco iyo talo ah ahna waa xagiina
- GALCAD_MEDIA
waxaa qoray caamir cabdi cali qoslaaye abuukar maxamed macali axmed
Ku soo dhawoow boggan wadahadalka
Bogagga wadahadalka waa meelaha ay dadku kaga doodaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee suurtagalka ah. Isticmaal boggan si aad u bilowdo dood ku saabsan wax ka beddelka laga sameeyay cinwaankan IP-ga. Waxa aad halkan ku sheegto waxay noqon doonaan kuwo dadweynuhu arki karaan. Cinwaanno badan oo IP ah way isbeddelaan waqti ka waqti, waxaana inta badan wadaaga dhowr qof.
Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.