User talk:82.161.143.108

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

walaal intii aadan tirtirin bogga, ku qor waxa aad adiga isleedahay waa qalad. meeshaan lama ogola in bog la masaxo.

Ha tirtirin bogga walaal ama ku qor fikradaada.Maxaa dhacay dagaalkii sokeeyay, taariikhdiisa ma heysaa???, dagaalkii ugu xumaa waxaa maqlay in oo ahaa kii calimahdi iyo caydiid!! hadii oo qalad yahay sax Maax 15:57, 27 May 2011 (UTC)

Fadlan wax haka badalin koodka Gudaha neh soo gal Maax 17:43, 15 Juun 2011 (UTC)[reply]

Dib u celi[wax ka badal xogta]

Wxaad samaysaa dib u celi maqaalda somaliland oodhan kolaytaba mashruucan kharibaada ma laaan karo inta khaladka laqaorayaa uu socdo. markaas cida bogan ka masuulka ah waxaan ka codsanyanaa in ay dib u hagaajiyaan cinwaanada somaliland ee ay masaxayaan hadii kale majiri doono maqaal somaliya amaba somali kusaabsan oo halkan lagu qori doonaaa........


Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.