User talk:83.248.190.132

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

somalida waa dad qabaal il ah oo asal ahaan kasoo jeeda xoola dhaqato iyo beeralay waxaayna ahaayeen dad aad isku jecel oona israadsado meel walbo aay dalka kajoogaan waxaa jirtay somalida inaysan af gooni ah aysan lahayn taariikhna aan laga hayn inta badan hase ahaate waxaan isku taxaluujinay inaan wax toosino sida wada dhalashada iyo dagaanka waxaa jiray samaale nin la.oran jiray waxaa uu dhalay 9 wiil run ahaantii 9 kaas waxaay ahaayeen dad ubadan xoola dhaqato qaarkoodna beeralay waxaa dhacday qaarkood inay haajireen oo aay aadeen galbeedka afrika waxaa dalka somalia kusoo haray 3 wiil oo lakala yiraa mayla samaale irir samaale gardheere samaale markaan kahadalno beesha xawaadle waxay kasoo jeeda mayla samaale abtir siinada beesha xawaade waxaa waaye sidan xawaadle waxoow kakoobnaa 8 wiil waxaayna ahaayeed xoola dhaqato 8 waxaa hada dalka kajoogo 4 waxaan kamid ah yuusuf samatalis dige samatalis faramage samatalis cabdale samatalis waxaa soo raaco adeerka oo layiraa alagumar run ahaantii beesha xawaadle kama mid ahan beesha hawiye lknse waa kudhaqan waana ku deegaan


Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.