User talk:89.204.152.53

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Walaal meeshaan cay lama ogolo, waa in wax la kala faaiideysto mahadsanid Maax 11:49, 29 Oktoobar 2011 (UTC)[reply]

Ku soo dhawoow wikipediaha qeebtiisa soomaaliga,walaal wikipediyahaan lama ogola in dadka la caayo ama la af lagaadeeyo.Wikipediyaha afkiisa soomaaliga waxaa loogu tala galay in wax lagu kala faaiideeysto, mana la ogolo in bog la wada tirtiro. Hadii aad isleedahay bogga wax wee ka qaldanyihiin wax ka bedel ama faraha ka qaad.walaal hadii aad dhibka sii wadid Ip lambarkaaga waa laga mamnuucaa qeebta soomaaliga si aad wax uuga bedelin.

Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.