User talk:Abbas ahmed cadow
Hadal ku darMuuqaal
magacay waa cabaas ahamed cadow waxan ku soo barbaray shabbelada dhex somalia gara han masjidi caligaduudd halkas boqolaka 114
ku soo bartay walidkayna waxauu ahay heer miigga marakan quranka dhameyya waxan soo garlay xamar halkasna waxa ku noolay abbahay macan saana ku soo degay kadina waxan galau iskuul ilaa heer dugsi sare markan haladas dhameyaya waxan soo aday waddanka aan dirska nahya kenya garanahan macasimaddisa nairobi waxan halkas ku noolay 3sedax sano oo qura hlkaas waxan kun rafadayba ilahay waaa iga soo baxshay kadibna awaxanh soo soo aday waddanka koonfur afrika ilaa hadan wan ku noolahay by abbas ambulo wili waa qabyo
Bilow dood la soco Abbas ahmed cadow
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso la Abbas ahmed cadow. Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.