User talk:Abwaan saciid khaliif
Hadal ku darcalan yahoow calan yahoow buluugee xidigtaa xidigta cadaankee dhaxda kaga cabiran tahay cisigii xoriyadee 60 kii kuu caan baxoow insha allahu mar baad curano rabi soo celin cududaado sida curubtiyo ubax curidinaad carfi doontaa oo cisigaagi markale soo celin cirku hibo furii dhulku wada cagaar noqon collaad colaad colaad laga fayoobaan insha allahu mar baad curano rabi soo celin cudaado sida curubtiyo ubax curdinaad carfi doontaa
cishaa imani calan yahoow calamkoo idil calanyahoow lagaa cisayni calanyahoow codkaagu shaqayn calanyahoow shidaalka camiran calanyahoow cayriin lasoo bixi calanyahoow oo cayidh kaga bogsoon calanyahoow
insha allahu mar baad curano rabi soo celin cududaado sida curubtiyo ubax curdinaad carfi doontaa
Start a discussion with Abwaan saciid khaliif
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. Start a new discussion to connect and collaborate with Abwaan saciid khaliif. What you say here will be public for others to see.