Jump to content

User talk:Axnooqabonooh

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 5 sannadood kahor ee Mark7747 qodobka Croatian Wikipedia

fadlan xigasho ku dar qoraalada aad ku soo darsato.

taani af somali miyaa? Maax (wadahadal) 20:36, 7 Jannaayo 2021 (UTC)Reply

Haa, laakin waa af-Soomaali oo adag ee laga helo gabayada dhexdeeda. Axnooqabonooh (wadahadal) 05:19, 8 Jannaayo 2021 (UTC)Reply


waa la locdaa in aa akoonka Waanladahleyy aad leedahay.
dhamaan qoraalada aa meeshan ku soo darsatay ma ahan afsomali, mana la fahmi karo.
macluumaad sax ah oo xigasho caddayn leh meeshan ku qor, marka xigta waa lagaa mamnuucayaa meshan. Maax (wadahadal) 21:50, 21 Jannaayo 2021 (UTC)Reply
@Maax, miyaad hii ogoshahay inaan hal sawir ku darro maqaal gaar; oo aan qoraal lahayn? Axnooqabonooh (wadahadal) 00:01, 22 Jannaayo 2021 (UTC)Reply
Wikipedia waxaa u yaalo Xeerka adeegsiga sawirada, fadlan akhri. Maax (wadahadal) 00:38, 22 Jannaayo 2021 (UTC)Reply

Croatian Wikipedia

[wax ka badal xogta]

Axnooqabonooh can you please explain your (nearly) vandalism on croatian wiki today? --Mark7747 (wadahadal) 16:21, 22 Jannaayo 2021 (UTC)Reply