User talk:Culusow

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Beesha Hilibi Maxam( Af-Ingiriis : Hilibi mohamed; Af-Carabi: هلبي محمد ) hilibi waxoo ka mid yahay beelaha somaliyed ee aad ka loogu yaqaano sharaf iyo geesinimo,[wax ka badal xogta]

Beesha Hilibi Maxamed ( Af-Ingiriis : Hilibi mohamed; Af-Carabi: هلبي محمد ) hilibi waxoo ka mid yahay beelaha somaliyed ee aad ka loogu yaqaano sharaf iyo geesinimo, Hilibi wexey yihiin curadka murusade oo naaniis tiisa eey tahay Garfuul wexeyna degaan dalka Soomaaliya , Itoobiya iyo wadama kale. Dalka Soomaaliya waxee ka degaan lago soo bilaabo bartahama dalka sida Galguduud , Mudug Shabeellada Hoose, iyo Banaadir . Beesha wexe caan ku yahiin gobalka banaadir sida deeganka Gubta, wardhigley , dayniile iyo howlwadag iyo gobolka Galguduud gaar ahan magaalda qadiimiga ah ee Ceeldaraad ( Derri) iyo degmooyin kale ,Beesha wexey dagtaa magaalada Mareeg , cadaro , ceel wakiil, Jirid gub, Wabxo, Hobyo, iyo Xarardheere ee gobolka Mudug

Beesha hilibi Maxamed iyo sida eey u kala baxdo Todobada tolweyn qanyare 1 maxamed wehliye (curad) 2 xasan eebakar 3 xuurshoow eebakar 4 gaab eebakar 5 mataan cali geedi 6 cigale sheex 7 cali cumar 8 reer faarax Ibrahim Yabar qanyare 9 aadan madoow 10 Cali dheer (lafaha hilibi adeera dood)11 Cumar isxijiwaq 12 celi gaab xasan