User talk:Fc s.y.l

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

fc s.y.l buulaay[wax ka badal xogta]

        FC S.Y.L

FC S.Y.L waa koox da’yarta ka dhisan degmada buulaburde ee gobolka hiiraan Qaasatan xaafada oktoobar waana ubaxa ama libaaxyada da’yarta degmada buulaburde FC S.Y.L ayaa aaminsan in waqti kaliya inuu ka xigo ineey soo jiitaan dhamaan taageerayaasha degmada buulaburde.FC S.Y.L ayaa 98% soo jiidan kara taageerayaasha ku dhaqan degmada buulaburde kidib markii ay soo bandhigeen ciyaaro aad iyo aad u xiiso badan raalina kiliya ama qanciya taageerayaashooda . da’yartaan ka dhisan degmada buulaburde ayaa kubadooda aad iyo aad u sareysaa dhan walba dhanka baaska dhex heysashada iyo waliba weerarka. Kooxdaan ayaa ah kabtankooda Cabdullaahi yariisow cali jeer oo ciyaara nambarka 9aad waa weerar yahan halis ku ah koox walba ay wajahdo kooxda uu kabtanka u yahay. Mar aan wareysi ka qaadnay c/laahi yariisow ayaa inoo sheegay sida tan: “Waxaan isku dayaynaa inaan ciyaarno kubad fiican, waxaan isku dayaynaa inaan badino. Waana hubaa in taageerayaasha ay qadarin doonaan midaan, waxaana qabaa inaan si wadajir ah u guuleysan doono waana mida aan diirada saareyno oo ah badis kooxdeyda sharafta lehna waxaa ika saran xil aad iyo aad u weyn waana ogsoonahay midaas marna ma beeldareyn doono guulaha nasoo wajahayo. c/laahi yariisow oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri: “Waxaan rajeynayaa inay taas ogaan doonaan, taageerayaasheyna sharafta leh waxaana isku dayi doonaa inaan shaqada ugu fiican u qabto kooxda taas oo ah inan dhaliyo koolal fara badan kuwaas oo waliba wehliya guul iyo farxad . Kooxdaan FC S.Y.L ayaa ah 16 ciyaaryahan hadaba aqriso magacyada kooxdaan da’da yar 1-cabdullaahi yariisow cali jeer 2- xasaneey cusmaan 3- qaalib cabdulle qaraarey 4- ciise balanbal 5-c.qaadir cali shire 6- sharmaarke cismaan 7-c/qaadir cismaan 8-jacfar qaliif xalfooy 9- amati shamiir 10- qadar qasaare 11- cabdi balanbal 12- cumar faarax 13- qasaay axmed bare 14- c/salaan cali mocow 15-aadan bashiir 16- c/laahi salad “Sida xaqiiqda ah iyaga ayaa ugu cadcad kooxaha ka dhisan degmada buulaburde waana kooxda kiliyaha ee ugu guulaha badan degmada buulaburde , madaxweynaha kubadda cagta ee FIFA Ayaan ka wareysannay kooxdaan da’da yare e ka dhisan degmada buulaburde isagoo dhahay sida tan:

FC S.Y.L waa koox fiican, weligeedna koox tartameysa ayay noqon doontaa. Tartamada ka jira degmada buulaburde ee gobolka hiiraan wey suurta gali doontaa xitaa iney u gudbaan tartanka horyaalka soomaaliya . horyaalkaan  waa mid adag, laakiin FC S.Y.L  wax badan ayay ku tahay, ama ka gaari doonaan guulo badan sidaan hada filaayo ama is dhahaayo hadii ay u dhacaan kooxda haysata horyaalka somaliya ee ELMAN ay ka badin garaan.  Isagoo hadalkiisa sii watana yiri amaanna kala dul dhacay kooxda waan jeclaan lahay iney kooxdaan FC S.Y.L ku biiraan hpryaalka somaliya wuxuu yeelan lahaay xamaasad aad iyo ad u weyn mid waliba ka taran xamaasada uu leeyahay PREMIER LEAGUE balse nasiib xumo aad ayey u da’yaryihiin            kidib wareysigaas dadweynaha ayaa la yaabeen sida uu ula socdo madaxweynaha kubada cagta aduunka ee FIFA  xulkaan da’da yar ka dhisanna  degmada buulaburde                                            horaa waxaa loo yiri xumaan iyo samaanba gacantada ayey ku yimaadeen marka ciyaarwanaaga ama kubad wanaaga ay la yimaadeen FC S.Y.L ayeey aqoonsi kaga heleen FIFA 

“Xaqiiqda waxa ay tahay waxa ay u ciyaarayaan si la mid ah sannadkii ugu horeeyay iyo sanadkaanba kooxaha ugu waaweyn caalamka sida Barcelona iyo Real Madrid Tababaraha xulka Spain Vicente Del Bosque ayaa qaba in FC S.Y.L ay yihiin kooxaha ugu xooga badan xilli ciyaareedkan koobka tartamada ka soconaya xaafadaha degmada buulaburde Tababaraha ayaa amaanay xulka xaafada oktobar ee kooxda FC S.Y.L , isagoo sheegaya in kooxda xaafada oktoobar ay awoodo inay ku guuleysato tartamada ka soconaya xaafadaha degmada buulaburde “Muran la’aan, ayaa ah kooxda ugu xooga badan. Buulaburde iney yihiin FC S.Y.L ” ayuu tababaraha u sheegay talafashinka UNIVERSAL TV ee dhanka falaqeynta ciyaaraha . Isagoo tababaraha xulka spain hadalkiisa sii wata ku yiri, kooxdaan FC S.Y.L wax badan ayaana ixtiraamaa. Shaqo weyn ayeey qabteen intii ay tartamayeen tartamada ka soconaya gobolka hiiraan qaasatan degmada buulaburde