User talk:Garablo
Garabla
GARABLA magaalda garabla waa magaalo qadiimiya oo ku taala bariga gobalka galgaduud waxeeyna 90 km dhanka bariga kaga beegantahy degmada ceelbuur Magaalda garabla dadkeedu waxeey uqeybsamaam beeraleey iyo xoola leey Magaaldu waxeey leedahay school kaas oo dowladii kacaanku dhistay sanadkii 1980 waxaana dib udhis lagu sameeyay 2005
Magaalda waxaa kasoo jeeda dad caan ah oo magac ku leh gobolada dhexe iyo guud ahaan soomaalia waxaana ka mid ah
prof.ciise maxamed siyaad, wasiir farxaan cali gaban, ibraahim afgooye , cabdi macalin xildhibaan maxamed cabdulle faarax geeseey , xildhibaan bootaan ciise caalin Gen. Garaad nuur cabdulle taliyha booliiska gobalka banaadir, ganacsade axmed nuur cali jimcaale ganacsade c.qaadir xaashi jimcaale , maxamed axmed xaashi qoslaaye
Magaalada waxaa ka baxa wadada isku xirta gobolada galgaduud iyo mudug dhanka bari
Start a discussion with Garablo
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. Start a new discussion to connect and collaborate with Garablo. What you say here will be public for others to see.