User talk:Mohamedboss7

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Qoyska ugu awooda badana caalamka! Rothschild family

Waxaynu nool nahay xilli dadka ugu caansan caalamkan ay yihiin dadka kasoo muuqda muuqbaahiyayaasha caalamka ha ahaadaan kuwo heesa,kuwo war inoo akhriya ,kuwo dadka madadaalaysiiya amaba kuwo diin inoosheega. Taasna waxa sabab u ah warbaahinta iyo tignoolajiyadda maraysa meeshii ugu saraysay abid. Laakiin akhriste mala socotaa inay jiraan dad ama qoysas caalamkan maamula gacantana ku haya hantidda ugu badan caalamka haddana aan mar qudha kazoo muuqan warbaahinta horteeda xataa meelaha lagu qoro dadka hantiilayaasha ah sida RORBES (jaraa’iidka ugu caansan ee lagu qoro dadka hantiilayaasha ah. Qoraalkan kooban waxaynu kusoo qaadan doonaa qoyska ugu qanisan uguna awooda badan caalamka gacantana ku haya hantida caalamka taala laba- meelood hal-meel uguna cimriga dheer marka la eegayo ilaa xilliga uu rekoodhkan hayey. Rothschild family:- waa qoys yuhuudiya asal ahaana kazoo jeeda dalka jarmelka magaca qoyskan ayaa macno ahaan noqonaya "Red Shield" gaashaankii casaa. Qoyskan, Rothschild Family ayaa ah qoys qarsoon si hoosana u maamula caalamka oo dhan waxa uu leeyahay hantida caalamka ugu badan ee qoys yeelan karayey . awooda qoyskani ku leeyahay caalamka ayaa loo aanaynayaa inay keentay hantida xad-dhaafka ah ee qoyskani gacanta ku hayo oo qiyaas ahaan gaadhaysa ilaa 50trillion lakiin waxa hubaala in ay intaasi tahay oo keliya intay soo bandhigaan walaw ay jiraan hanti aad badan oo aanay soo bandhigin. Taariikh kooban ee qoyskan:- Mayer Amschel Rothschild (23 Feb 1744 – 19 Sept 1812) waa aabihii aasaasay qoska Rothschild family, wuxu ahaa nin banker ah(bangi leh ) sidoo kale wuxuu ahaa aasaasihii (international finance ). lixdamaadkii qarnigii 18aad waxa uu bilaabay Mayer Amschel Rothschild in uu u qaybiyay shantiisii inan bangiyadii ugu waaweyna caalamka markaa ee kukala yaalay London, Paris, Vienna, Naples and Frankfurt. Qiyaastii 1906dii waxa lagu qoray jariidad ay leeyihiin Yuhuudu in Rothschild family (qoyska Rothscild ) ay leeyihiin sherkaddo badan oo mataano ah misana kala magaca sida Bischoffsheims, Pereires, Seligmans, Lazards iyo kuwo kale oo baddan.qoyskan ayaa loo aqoonsaday qoyskii ugu hantida badna uguna waqtiga dheeraa iyadoo jiilba jiil usiigudbin jiray hantida baaxadan leh siyaasadda ay reerkani isticmaali jireen ayaa ahayd inay amaahiyaan dawladdaha caalamka lacag halkii ay ka amaahin lahaayeen dadka taaso u midho dhashay una noqotay mid ay ka helaan kalsooni iyo dulsaar baaxad badan. Hawl galadda qoyskani ka fuliyo daafaha caalamka waxa kamida:- maadaama aabaha qoyskani uu ahaa aas aasaha habka bangiyada caalamka ,tani waxay usuura gelisay inay hawl galo maaliyadeed kafuliyaan meelo badan oo caalamka kamida sida inay ka qayb kaateen dhiskii Suez Canal iyagoo lacagta ugu badan ee lagu dhisay kanalkan laga amaahday bangiyada qoyskani kulahaa LONDON iyo FRANCE. Sidoo kale qoyskani wuxuu si toosa ugu lug luhaayeen madax banaanidii dalka Brazil ay ka qaateen dalka Portugal horaantii qarnigii 19aad,heshiiskii dawladda Brazil ay lagashay wadankii gumaysanayey ayaa dhigayey inay bixiso cashuur dhan 2,000,000£(2million pounds Nathan Rothschild oo katirsanaa qoyskii reer Rothscild ayaa bixiyey lacagtii 1823-25kii dulsaar dhanna ka faaiday 500,000pound.dhinaca maraykanka sherkadii ugu waynayd dhincaha biraha ee dalkaas qoyskan ayaa lahaa iyagoo qaatay qandaraasyadii waaweyna ee lagu dhisiyey wadooyinkii xadiidka ahaa dalka maraykan laga dhisiyey badhtamihii qarnigii 19aad.Qoyska Rothschild wuxu olole balaadhan ugalay helida dhul ay yuhuudu yeelato iyagoo cadaadis kusaaray dawladii ingriska (UK) inay si degdega ugu baadi doonto meel ay yuhuudu degto ugu dambayna waxay ku guulaysteen inay falastiin degaan iyaadoo dhamaan lacagtii ku baxday daadguraynta iyo rarida dadkii yuhuuda ahaa ee degenaa daafaha yurub (Europe) ay bixiyeen qoyskan sidoo kale ay hubeeyeen dadkii yuhuuda ahaa ee ladejiyey degaanadaas si ay udifaacdaan dhulka sida sharcidarada ah loo siiyey. Bangiyada iyo hantida kale ee qoyskani leeyahay waxa kamida:- inta ugu badan bangiyada caalamka waxa iska leh qoyskan dalkastaba ha kuyaaleene, waxa kale oo qoyskani leeyihiin sherkadaha ugu waaweyn ee soo saara khamriga sida , Château Mouton Rothschild iyo Château Lafite Rothschild oo fadhigoodu yahay dalka France .si taas lamida qoyskan ayaa leh saamiga ugu badan ee (Federal reserve bank) bangiga kaydka u ah dalweynaha maraykan sidoo kalena ah amaahiya ugu tunka weyn dalkaas bixiyana awaamiirta daabacaada lacagta Dollarka ah (doller kasta ee ay soo daabacdo dawladda maraykan waxaa udulsaaran ribo(interest).

Awooda qoyskani ku leeyahay caalamka ayaaa keentay inay jaangooyaan ascaarta(qiimaha) dahabka caalamka, qoyskan ayaa sidoo kale leh kanalka (channel) ugu caansan  dalka maraykan ee CNN TV ka, iyo weliba  wakaaladda ee ROUTERS.

Ugu dambayn qoyskan Rothschild family ayaa loo tixgeliyaa inay gacanta ku hayaan inta ugu badan hantida caalamka sidoo kale inay si sira u maamulaan caalamkan una ilaaliyaan danaha Israel ,waxana si cad loo og yahay inay gacanta ku hayaan dhamaan lacagta dalweynaha maraykankan walaw aanay shaashadaha caalamka kasoo muuqan hadana waa maragmadoon inay maamulaan inta badan waddamada reer galbeedka.dadka dhaliila qoyskan ayaa sheega in qoyskan ay lashaqeeyaan (Satan) shaydaan maadaama xafladaha ay qabsanadan ku dhigtaan meelo qarsoon sidoo kale ay ku qurxiyaan guryahooda walxo aan caadi ahayn sida madaxyo ,geeso iyo midabo aan wacnayn.

W/Q:-Brother:- Mohamed Ali Mohamed(Boss)

]] pg|Caption2 </gallery>

  References: -             books including:-the financial ruler of nations/The house of Rothschild /The Rothschild dynasty  &   www.edmond-de-rothschild.com