User talk:Mowliid

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

mowliid ahmed haashi waxaan ku dhashay muqdisho sanadku markuu ahaa 1990 waxaana ku soo bar baaray iskla muqdisho waxaa n quaanka kariimka ah ku bartay muqdsho qaasatan degmada hilwaa waxaan waxbarashada dugsiga hoose dehe iyo sare ku dhamaystay isla muqdisho qaasatan degmada hilwaa school aan qaxka soo bartay waxaa lagu magacaaba ablaal primary and secondary school intaa kadib waxaan aday ndalka kenya si aan waxbarshadeedayda halkaas uga soo dhamaysto waan wadaa wax barshada waxaa shahaadooyinka qaatay computer qaybihiisa kala duwan waxaan rajaynayaa mustaqbalka dhaw in aan ku dalaalo wax barashada si aan uga salgaaro hamiyadayda ii gaar ah waxaan xiiseyaa in aan noqdo wariye ka shaqeeya tv caalamiga ah lakiin waan ku guda jiraa markaan helo waan idinla soo socodsiin doona waah mahadsantihii hada waxaan ah nin jira 20 sano sanadkuna waa 2011