User talk:Muqtaar axamed maxamaed

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

waxa halakaan lagu soo koobayaa dadka ay yihiin gaameedle oo xiligaan lagu tiriyo in ay kamid yihii beelaha banadiriga ama 12 koofi magacan mardanbe ayaa loo bixiyay sawaba markaas jiray awgeed oo sawabtay dhimasho aad ubadan waa dad leh madow iyo cadaan jarer iyo jaleec midaas oo kentay in aad u bateen oo ay xidid wadaageen qawiilo kla duwan lakin magaca beeshaan ayaa ah al kathiiri sida yaman loogu yaaqaan asal ama awowaha ya kasoo jeedan aya lagu magacawa HAMDAANI waxay asalakooda kasoo jeedan jaziirada carabta gaar ahaan dadlka yaman waxay kasii dagaan xadarmuud degma ahaan waxay sii dagaan xeefaan gaameedle waxay kamid ahaayeen mamuladii soo maray waxay soo dajiyeen beela badan oo reer banaadirigi ka mid ah ayagoo siiyay degan iyo soo dhaween aad u qiima badan ayagoo markii danbe ku jisaaray kuna soo biiray dadkii dagalka kala hor imaaday dalka soomalaiya waxay kasoo taliyeen magalooyin badan muda lagu sheegay in ay gaareeyso 200 qarni ayay maamulayeen boqortooyo caan ah ayay aheed ajuuranka ayay isdhex galeen oo ay wax wada qeebsaden ilaa hadana aya wada dagan meela badan oo kamid tahay somaliya, itobiya, kenya, tanzaaniya,ajuuraan waxay ubadnaayeen ciidanka markaas u dagaalamyay gaameedle sawbta ay u garab istaageen ayaa ah in markii ay somaliya soo galeen ajuuraan loo sameeyay soo dhaween aad fiican kadibna ay kamid noqdeen boqortooyadii markaas taariiqda gashay ee ajuuraan loogu magac daray dadka si saxda u maamulaayay ayaa ahaa gaameedle oo looga danbeeyay amar kasto oo soo baxayay markaas ama matxtooyada fadhiyay waxa ladagaalay kumestihii wuxuna ku kiciyay qabaila kala duwan oo gaameedle waxay u baxday waqti dhow waa naanees katimid gaan badan oo ah geridii badneed xaqiiqidii dadka reer banadirigi aya aad u garnayan TAARIIQDA AYA KU LEEYIHIIN GUDAHA SOOMALIYA WAXA MAGAALO MADAX U AHEED MAGALADA MARKO OO ILAA HADANA AY DAGANYIHIIN waxa in badan dagaalo la galay oo isku dayay in ay tir tiraan tariqdooda qawaail kala duwan oo soomalida kamaid ah ayagoo cawinaad kahelaya gumeysigii soomaliya soo maray ayago kala dagaalaya ilbax nimada iyo kartida ay u leeyihiin dadnimada alah siiyay waxan cad meel kasto oo uu gumestaha uu joogay haduu ku arko cid kasto oo fashilin karta siyaasadiis iyo danahiisa gaarka ah uu kawato dalalka uu jooga in uu isku dayaayo in uu tirtiro cid kasta uu arko in ay ka hor imankarto siyaasadiisa, xaqiiqdii war bixintaan waxa laga soo kala qaday dad caaqil u ah arintan wax badan kafahamsan reer gaameedle iyo waxa ay ahaayeen wixii faah faahin intaan kasii badan waan soo galin doonaa insha alah

gaameedle waxay u kala baxan dhoor laf

reer xaji amiin reer xaaji cabas reer xaaji waroow reer xaaji cisman iyo qadhiib o lasheegay in uu kamid yahay iyo dhoor laf o hada kasii baxay markii ay dagaalada galeen kadib hada lkn waxa si too ah u wada jooga intaan mesha ku qaran

deeganada ay u badanyihii

marko oo aheed magala madaxdii aya katalinjireen gendershe oo rer abtiyaashooda ay ladagaan muqdisho oo ay u badanyihii dengmooyinka gaar ahan xamar weyne waabari bakaaro madiino

shabekaha hoose gar ahaan 

afgooye idimoow alifoow jeerow qoryooleey mambasa kulub golween

dhinaca baay waxay ka dagaan

awdiinle beydhawo 20 jiroow bardale

gaameedle waxay aad isku dhex galeen ajuuraan oo ilaa hada ay isku dhex jiraan waxa lasheega wajeer kenya in aad udagaan 

itoobiya waxay kadgaan 3 magaalo

taariiqda gaameedle intaan kuma koobna waxay rajeyna in aan si isku aadan loo soo diyaariyo kadibna lasoo galiyo insha alah 

waad mahansantiihiin