User talk:Shaal

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
Ku soo dhawoow Soomaali Wikipedia. Halkan lama ogola in dadka la caayo ama la af lagaadeeyo. Wikipediyaha Af Soomaaliga waxaa loogu tala galay in wax lagu kala faaiideeysto, mana la ogolo in bog la wada tirtiro, ama lagu qoro hadal xumaan ah. Hadii aad isleedahay bogga wax weey ka khaldan yihiin wax ka bedel ama faraha ka qaad. Waxaad ogaata hadii aad dhibka sii wadid Ip lambarkaaga waa laga mamnuucaa qeebta Af Soomaaliga si aad wax uuga bedelin mardambe.

Unexplained removals[wax ka badal xogta]

Please, stop removing content from articles. Apparently there is no reason to remove large content or blank pages as it was done in your recent edits. Thanks for understanding.” TeleS (T M @ C G) 20:35, 15 Abriil 2011 (UTC)[reply]

waa in aa ka digtoonaataa, neynaas kasto oo wikipediyahaan ku sameysatay woo kaa xirmaa. mar danbe wax meeshaan maka bedeli doontid. waa jaaniskaagii kuugu danbeeyay.waxba haka bedelin hana ka tirtirin wixii la soo celiyo, wixii su'aal ah ku qor bogga wadahadalka, mahadsanid