User talk:Thesonm

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Barasho Fiican[wax ka badal xogta]

Saaxiib Aad iyo Aad Ayaad ugu mahadsantahay sida fiican ee aad u danaynayso wikiga Afka somaliga.waanaad kumahdasantahay in aad wax ku kordhisay bogag aan anigu abuuray.anigu waxa aan ahay somaliga ugu ugu badalaada iyo bog abuurista badan wikiga afka somaliga waxaan wikiga isticmaalayaay ilaa 2009 waxa aan wax kabadalaa sida amaba aan abuuraa sida maqaalda caalamiga ah iyo kuwa kusaabsan somalidaba.halkan somalida waxkuqortaa aad ayay u yaryihiin aad iyo aad ayaan sxb u jeclahay in aan arko Asxaab danaynaysa sidii ay u hormarinlahaayeen luqadooda.qaybta afka somaliga waxaa kujira maqaalo aad u yar waxa uu kamidyahayn kuwa ugu hooseeyaa, ugu danbayntii sxb waxaan kugula dardaarmayaa in aad wixii aad kuqori karto ee uu u baahantahay qaybta somaligu aad ku dadaasho sidii aad ugu qori lahayd,hadii aad wax caawimo ah iigabaahto markasta waan kuujoogaa. aad ayaan kuusalaamyaa sxb. 19:39 8 nov 2011

Yes you can[wax ka badal xogta]

my E-mail is, "Mahadsanid" 22:26 8 nov 2011

saaxiib aad iyo aad ayaan kuu salaamyaa,Sxb waxaan jeclahay in aan kuu sheego sxb marka aad qoraal cusub samayso raaco qaybta uu ku arooro iyo waliba luqadaha kale iyo hadii aad waliba sawir raacin karto,hadii aanaad awoodin isla markiiba sxb waad iwaydiin kartaa waxa kale oo aad waydiin kartaa Maax. mahadsanid.