Useyd bin xudeer
Appearance
Useyd bin xudeer bin samaak bin catiik RC waa saxaabi ka mid ahaa odayaasha ansaar wuxuu ahaa dagaalyahaan aragti toosan leh. Aabihiisa xudeer al-kataaib ayuu ka dhaxlay hogaaminta iyo geesinimada, wuxuu ku dhintay madiina xiligii cumar bin khadaab.
| Useydbinxudeer أسيد بن حضير | |
| saxaabi | |
|---|---|
| xog ku saabsan | |
| aabihiisa: | Xudeer al-kataaib |
| hooyadii | Umu useyd binti sakan |
| Dhashay: | ka hor hijrada |
| Ku dhashay: | Madiina |
| Diintiisa: | Islaam |
| xaaska | |
| ilmahiisa | Yaxya bin useed |
| walaalihiis | |
| Dhintay: | 20H |
| Ku dhintay: | Madiina |