VOASomali

Ka Wikipedia

VOASomali waa raadio idaacadeed, waxaana laga dhageestaa dalka soomaaliya iyo deegaanada soomaalida degto. Magaca VOA waxaa loola jeedaa codka mareykanka waxeena sii deesaa idaacad ku baxda afka soomaaliga. raadiyahaan waxaa la dhageesan karaa nusaac ama halsaac oo affar jeer ah maalintii. Raadiyahaan xaruntiisa waxee ku taalaa Washington ee dalka Mareykanka.


bogga internetka ee VOA[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Voasomali