Valletta

Ka Wikipedia

Valletta waa Caasimada Wadanka Jasiirada Malta, Renzo Piano oo ah Injineerkii hindisay dhismaha New York Times, ayaa waxa uu Valletta Caasimada Malta ka dhahay: “ Jekk għandkom widnejn biex tisimgħu, Valletta għandha ħafna stejjer xi tgħid. ” oo micniheedu yahay,Dhago wax maqlaayo haddii aad leedahay, Valletta waxay heysaa sheekooyin badan oo ay kuu sheegi karto