Veena Malik

Ka Wikipedia
Veena Malik
Ku dhashayZahida Malik
26 Febraayo
Rawalpindi, Punjab, Bakistaan
DhalshoBakistaan
Sanadaha Shaqada2000–hada
Xaasaska
Asad Bashir Khan Khattak
(g. 2013; furriin 2018)
Ilmaha2

Zahida Malik (waxay dhalatay 26 Febraayo), oo loo yaqaan Veena Malik, waa atariisho Bakistaan ah oo ka soo muuqatay filimada Bakistaan iyo Bollywood.