U bood nuxurka

Warood

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Warood (Af Ingiriis: district;) waa meel degmo ku dhextaala ama ka mid ah Magaalo ama gobol.Degmooyinka waxay leeyihiin maamulo u gooni ah, waxayna degmada usii kala baxdaa xaafado. Degmo waxay noqon kartaa qayb ka mid ah juquraafiga.