Jump to content

Wax ka bedelka

Ka Wikipedia

Beesha Cali Saleebaan waa mid ka mid ah jilibyada (sub-clans) ugu waaweyn ee beelweynta Majeerteen, oo iyaduna ka tirsan Harti, mid ka mid ah faracyada Daarood. Beeshani waxay leedahay taariikh dheer oo ku aaddan degaannada waqooyi-bari ee Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Puntland, sida Gobolka Bari, Nugaal, iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Sanaag.

    • Taariikhda Beesha Cali Saleebaan:**

1. **Aasaaska iyo Deegaanka:** Beesha Cali Saleebaan waxay asal ahaan ka soo jeeddaa beelweynta Majeerteen. Waxaana lagu yaqaan inay ka mid tahay qabiillada ku xooggan gobolka Bari, gaar ahaan deegaanada Buuraha Cal Madow iyo Buuraha Calmiskaad, taas oo ku dhow xeebaha gobolka Bari ee Puntland.

2. **Hoggaanka iyo Siyaasadda:** Beesha Cali Saleebaan waxay soo saartay hoggaamiyeyaal caan ah oo door weyn ka soo qaatay taariikhda siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan xilligii Daraawiish iyo dawladdii Soomaaliyeed. Waxaa sidoo kale jira xubno beesha ka tirsan oo door muhiim ah ka qaatay siyaasadda Puntland iyo Soomaaliya guud ahaan.

3. **Dhaqanka iyo dhaqaalaha:** Beesha Cali Saleebaan waa beel dhaqankeeda ku dhisan yahay xoolo dhaqashada, sida geel, lo’, iyo ari. Sidoo kale, waxaa jira dad badan oo beesha ka tirsan oo ku nool magaalooyinka, kuwaas oo ku shaqeeya ganacsiga, kalluumaysiga, iyo shaqooyinka kale ee la xiriira horumarinta bulshada.

4. **Halka ay degto:** Beesha Cali Saleebaan waxay deggan tahay deegaano muhiim ah oo ku yaalla Puntland, sida Boosaaso, Qandala, Caluula, carmo iyo deegaano kale oo muhiim ah.

    • Isku soo duub:** Beesha Cali Saleebaan waxay leedahay taariikh iyo dhaqan muhiim ah oo qayb ka qaadanaya nolosha iyo siyaasadda Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya. Beesha waxay leedahay xiriir dhow oo la leh beelaha kale ee Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku sugan waqooyi-bari Soomaaliya iyo meelo kale oo badan sida jasiiradda suqatra iyo dalka oman 🇴🇲

Cali Saleebaan waa beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed. .Afka Carabiga magaca Cali Saleebaan Waxaa waxa loo qoraa (علي سليمان). Dadka ka soo jeeda beesha Cali Saleebaan waxey badi degaan gobolada Puntland, khasatan waa qabiilka ugu badan gobolka bari, Jubbada Hoose, Muqdisho iyo dalalka America Britain Germany Yaman iyo Cummaan iyo Djibouti iyo Imaaraadka Carabta. Beeshu waxey caan ku tahay ganacsiga, waana qabiilka ugu weyn dhinaca ganacsiga ee Magaalada Boosaaso kuna jira beelaha ugu ganacsiga badan Puntland iyo Somailia.

Beesha Cali Saleebaan waxeey ka qeyb gashay la dagaallanka gumeystaha Taliyaaniga oo geesiyo Somaliweyn caan ku noqday ayaa ka soo baxay sida Cali Fahiye Geeddi oo calanka Taliyaaniga ku gubay magaalada Qandala. Iskoolka ugu weyn magalada Qandala waxa loogu magac daray Cali Fahiye Geedi(Calangube).

Beesha waxaa ka mid ah Wasiiro, xildhibaano heer qaraan iyo gobol oo ay ka mid yihiin Ibrahim Cartan Beldaje(Xaaji Bakiin)Wasiirki hore arimaha gudaha iyo amanka , Faraax Cali Jamaac (Wasiirka maliyada) Gudoomiyihii hore Gobolka Yusuf Mohamed Wacays (Dhedo) Ruug Cadaa Muuse Gelle Yuusf Faroole ,iyo Cabdisamad Abwaan (Gudomiyaha Gobol ka Bari) iyo Culumo dhinac diin iyo adduunyo.

beesha cali saleepan waxa kamid ah ABDIRAHMAN ISMAIL MAHAD oo ah maalqabeyn ka ganacsada hubka casriga ah. waxana la ilawi karin doorki uu kulaha qarameyntii guuto bari oo uu hor kacayey gen. GALAN. wuxu malqabeynkan u dhashey besha sabca imarat hada kunool yahay wadanka cuman asagoo jira 21 sano. xadiga lacagtiisana waxa lugu sheeGA inta u dhaxeysa 366MILLION-450MILLION oo dollarka mareykanka ah. waxa taaz sii dheer in sanadku markuu ahaa 2012 inuu lacag deyn ah siyey dowlada cumaan oo ku noola weliba asago jira 10 sano.


ENGLISH VERSION

Ali Saleban is a Major Somali sub-clan of Majerteen which is part of larger darod. Members of Ali saleban inhabit in Puntland State of Somalia specially Bari, Nugaal and Parts of Sanaag regions and also in lower Jubba of southern Somalia, A large community of this sub-clan live in Omman, Yemen and UAE. the clan is well-known for Business activities and they have business relations whith Yemen, Oman, UAE, India, Iran and the far East.the clan played a noble role in the liberation of Somalia, Ali Faahiye Geedi, a member of this Clan and Darawiish, was the first Somali hero who burnt the Italian flag in Qandala during 1920s. They reside all over Bari, Mogadisho and Kismayo.

Jilibyada Cali Saleebaan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
    1. Ismaaciil Cali (curad ka Beesha Cali Saleebaan)
         a- Salah  Ismaciil
         b- Geri Ismaaaciil
         c- Idris Ismacil
          
    2. Cawlyahayn Cali
         a- Muuse  Cawlyahayn
         b- Maxamud Cawlyahayn = 7 emaraat =92
         c- Cabdala Cawlyahan
         d- Nageeye Cawlyahan
         e- Dudub Cawlyahan
         f- warfa Cawlyahan 
         g- xasan cawlyahan 
         H- Cali ciise
    3. Biciidyahayn Cali
   
         a- Mumin Ibrahim
         b- Reer Fiqi
         c- Reer  cigaal
   
    4. Cumar Cali
         a- sharmarke cumar
         b- Ahmed Cumar 
   Oman=98 
        a-maradoon Axmed cumar
        b-Ugaar Axmed cumer
        
    5. Aadan Cali
         a- Reer Jaabir
         b- Reer Cali Hash
    6. Siciid  Cali
         a- Axmed Siciid
         b- Ayuub Siciid
         c- Allaale Siciid 
    7. Yaasiin Cali
        a- Abdirixman Yasiin
        b- Negeyee Yasiin