Weedh

Ka Wikipedia

Weedh dhanka Naxwaha Af Soomaaliga waa ereyo koox ah ama wada socda qoraal iyo oraah ahaan, aan se lehayn macne buure ah ama hadal, qofkii lala hadlayay ka bogan kara kuma qancayo oo wuxuu sii rabaa in wax kale lagu kordhiyo.[1]

Tusaalayaal:

  • Islaan iyo gabadh reer gobol ah.
  • Awr raray ah.
  • Nin gadh leh.

Tusaalayaashan sare waa weedho. Sida aad u arkausid mid waliba, waa kooxo ereyo ah oo wada socda.


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Buugga afka hooyo Prof Waasuge