Weerar lagu qaaday hotel ku yaala dalka Kiinya

Ka Wikipedia

Weerar lagu qaaday hotel ku yaala dalka Kiinya - 15 Janaayo 2019 – Ugu yaraan 21 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday dhismeyaal xafiisyo iyo hoteel ku yaalla magaalada Nayroobi ee dalka Kiinya.