Weerarada saliibiyiinta
Appearance
Weerarada saliibiyiinta ama Dagaalada saliibiyiinta (ingiriis; Crusades, carabi; الحملات الصليبيَّة ) waxaa loo adeegsadaa kooxo dagaalo ah oo ay masiixiyiinta yurub ku soo qaadeen caalamka islaamiga intii u dhaxeesay 1095 ilaa 1291, waxaa astaan u ahaa saliibka oo ay ahaayeen inay dharkooda ku toolaayeen xabadka iyo garabka, ujeedkoodana wuxuu ahaa qabsashada dhulalka barakeysan sida qudus.