Wikipedia:Asian Month
Appearance
Bisha Aasiya waxay ku saabsan tahay qorista wax ku saabsan Aasiya. Haddii aad qoreyso shan bog ama ka badan oo ku saabsan Aasiya, waraaq gaar ah oo naqshadeysan (ka socota waddan kale) ayaa laguu soo diri doonaa. Maxaad noola midoobi weyday? Haddii aad xiiseyneyso, fadlan saxiix boggan halkan. Haddii aad rabto inaad noqoto qabanqaabiyaha deegaanka, fadlan hoos ku saxiix. Cf. m:Wikipedia Asian Month en:Wikipedia:Wikipedia Asian Month