Wikipedia:Maamulka/Dib u ogolaasho sanadle

Ka Wikipedia

Abdulahi (carabi:عبد الله) (dhashay Janawari 01, 2000) waa nin dhalinyaro ka mid ah Soomaalida ku dhaqan gudaha dalka l, gaar ahaan muqdisho. Waxaan ku dhashay magaalada Muqdisho, Kaaraan.Soomaaliya. Waxaan ahay mid ka mid ah dhalinta ku barbaartey wadankan ee wax ku baratey isla markaana ku nool maanta. Waxaan aad u jecelahay "Horumarka iyo Nabada Wadanka Soomaaliya", sidoo kale taageeraa Midnimada Shanta Soomaaliyeed.

Guud ahaan, waxaan xiiseeyaa akhriska iyo qoraalka, Sidoo kale, waxaan xiiseeyaa isticmaalka aalada internetka Social media.