Wikipedia:Maqaalkaadii koowaad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Tani waa macluumaad lagama maarmaan ah inta aadan qorin maqaalkaadii ugu horeeyay:

Sandbox.svg
  1. Ugu horrayn iskuday in aad wax ka bedesho maqaalada ku jira si aad u barato habka wax bedelka ee wikipedia, aqri maqaalada cusub.
  2. Ka baar wikipedia ka hor qorista maqaal si aad u hubsato in uusan jirin maqaalkaan. Tijaabi baarista adiga oo aan raacsiin qodobka oo dowrkiisu yahay in uu cayimo magaca laga hadlayo sida Ta, Xa, Da, sha, dha, ga IWM .
  3. Kulmi dibu eegista ku saabsan macluumaadka ee aad doonayso ku daristeeda, maqaallada hadda jira ee u baahan dib u eegista ee lasugay waa la tirtirayaa.
  4. Nafsaddaada waxba haka qorin ama saaxiibadaa ama bogag xayeesiin ama baaritaan qofeed.
  5. Kulmi dib u eegista ka xog la hubo lana ogyahay, adigoo sugaya wixa kor ku xusan.
  6. Samayn bog cusub.
  7. Sheeg xogta meesha aad ka heshay iyo halka laga heli karo caddee ahmiyadda maqaalka].
  8. Iskuday in aad fakar ka soo qaadato kuwa wax ku qora halkaan ee ku saabsan maqaalka aad doonayso inaad samayso, tusaale bogagga wadahadalka mashaariicda ama portal ku jira Wikipedia.
  9. Ku fakar samaynta maqaalka In aad leedahay gudagale ama magac kuu gaar ah (waana in aad leedahay akoon kuu gaar ah Wikipedia) kana qaado ra'yi waxqareyaasha iyo iskaashigooda.

Qaabka aad u samaynayso bog[wax ka bedel xogta]

Qaanadda hoose ee wax raadinta, ku qor magaca maqaalka, kadib guji "Aad" ama "Baar". Hadii aan la heli karin wax natiijo ah ee raadinta waxaad gujin kartaa "sameey maqaalka Magaca" si aad u biloowdo wax ka bedelka maqaalkaada koowaad.

Waxa ugu horeeya ee lagaa doonayaa waa inaad ku qortaa maqaalka liiska xogta macaluumaadkaada. في ee hadda waxaa suurtagal ah in aad ku kaabto linkiyo xog ah sidaan oo kale (waxayna isku bedelaysaa linkiyo talantaalli ah):

(1) http://so.wikipedia.org/wiki/
(2) http://www.jowhar.com/News.htm

Kadib waxaad awoodaa in aad barato sida aad uga dhigi lahayd si ay u soo muuqato Wikipedia

Kadib marka aad galiso maqaalka, Guji "Muuqaal hore" Itus horfiirin, kadibna giji "Bogga kaydi".

Miyeey cusubtahay?
"Qor, kadib Aad"