Template:Samey Bog Cusub
BEELWAYNTA ASHAANTALIS IBRAHIM
AShatalis Ibrahim Waa beel kamid ah beelaha Ogaaden gaar ahaan Tolomoge waana beel balaadhan oo dagan somali ethiopia iyo kenya waana beel ku suntan geenisimo dulqaad iyo dad jacayl. hadii aan idin baro inta jilib ay ukala baxaan iyo meelahay dagaan waa sidan hoos ku xusan.
Meelaha ay dagaan ay ku xooganyihiin gobolada kala ah Gobolka Liban waxay ka dagan Xaysuuftu,Horseed, Filtu Warcade,Taangi. gobalka Shabeele wxay kadagan Godey Gacalo, Cuban, Badaliilocad iyo dhulal badan oon lasoo koobi karayn Somalia waxay kadagan dhul baladhan Gobolka Jubaland gaar ahaan Kismayo, Dollo SomaliJubooyinka Hoose bay iyo bakool ilaa jubada dhexe. Gobolka Waqooyi Barri ee Kenya waxay ka dagtaa Garissa , Ijara Beesha Ashaantalis Ibrahim waxay ukala baxdaa Afar Oday.
1. Cigaal cali
• Cabdi cali
• Xirsi Cali
• Rage Cali
1. Guleed Mohamed ( curad)
2. Reer Libaan
3. Reer Deer
4. Mohamed Raage
• Liban hilowle • Adan Hilowle
1. Cigaal cali wa beel gobolka Liban iyo Garisa waa reerka ugu badan wuxuuna dhalay 4 wiil oo ah Liban hilowle ayaa farcamay waana sidan
1.Reer Guleed ( Guleed Mohamed) Reer Reer Muhumed Reer Cali Muhumed Reer Cisman Reer Salah 2• Reer Liban Hilowle • Reer Ahmed • Reer Adan • Reer Shaale • Reer Cabdalle • Reer Liban • Reer Isaaq
3 • Adan Hilowle • Reer Cantar • Reer farah • Reer Ahmed • Reer Yaroow • Reer Hussein • Reer maxamed
2. Reer DEER
• Reer Calasow • Reer Cabdi • Reer Isaaq • Reer gee • Reer cali • Reer cabdile
3.maxamed Raage
• Reer Xire • Reer Farah Xirsi • Reer Cadow
2. Cabdi cali
• Reer Cali • Reer Idle • Reer Xasan