Wikipedia:Reer Geedow
Appearance
Reer Geedoow waa mid kamid ah beelaha Soomaalida.
Kuwaasoo dega gobolada kala ah:-
- Dowlad Deegaanka Soomaalida
- Somaliland
- Puntland
- Galmudug
- Hirshabeelle
- Koonfur Galbeed
- Jubbaland
- Banaadir
- NFD.
Waxa ay caan kuyihiin beeshani tabcashada beeraha, dhaqashada lo'da, ariga iyo idaha.
Waxa ay kaloo caan kuyihiin faafinta diinta Islaamka, waxaana ka dhashay culumo farabadan oo ay kamidyihiin:-
- Sayid Maxamad Quuleed (AUN)
- Sayid Cabdi Waaxid Sayid Maxamad Quuleed (AUN)
- Sayid Xasan Sayid Cabdi Waaxid Sayid Maxamad Quuleed (AUN)
- Sayid Saalax Sayid Xasan Sayid Cabdi Waaxid Sayid Sayid Maxamad Quuleed (AUN)
- Sayid Axmad Sayid Saalax Sayid Xasan Sayid Cabdi Waaxid Sayid Maxamad Quuleed (AUN)
- Sayid Cabdi Wahaab Sayid Axmad Sayid Saalax Sayid Xasan Sayid Cabdi Waaxid Sayid Maxamad Quuleed (oo ah Sayidka Hadda hogaamiya).
Beeshani waxa ay ka koobantahay shan jabsin oo kala ah:-
- Reer Muuse
- Reer Xumaan iyo Buraaw
- Reer Caadiye
- Reer Yaraaw
- Reer Magansade.
Ruuxa ugu sareeya beeshani waa Ugaaska Reer Geedoow oo ah, ugaaska loo dabafadhiisto dhammaan arrimaha beesha quseeya.
Waxa uuna fadhigiisu yahay Magaalada Qallaafe ee Gobolka Shabeelle.
Ugaaska waxaa hoos imaada shan suldaan oo lagardaadiya talada beesha.