Wikipedia:Username policy
dabablehe waa tuulo kamid ah tuuloyinka ugu waa weyn gobolka BAAY gar ahan deg/ qan/dhere tuloyinkeeda ayey kamid tahay tuulada EESOW waxaa dega qabiilka GEELADLE oo kulman geeladlaha waxey u kalabaxaa 6 hibilowe iyo 11 wardheere oo markii leysku geeyo ay noqanayaan 17 eesow waxey leedahay dugsiyo Qur'aan oo aad ufarabadan iyo dugsi hose dhexe, Eesow waxaa somarey maamulo kaladuwan tan iyoo markii dhacdey xukumadii maxamed siyad barre, hadana waxaa mudo 6 sano ah gacanta kuhaaya xarakada mujaahiinta alshabaab tuulada eesow waxaa caan kutahay tacbashada beeraha waxana beertan galleyda, digirta, looska, sisinta,iyo masagada oo siweyn ugu baxdo deeganka eesow dadkedana %92 waxey ubadanyihin dad maalqaben ah eesow waxey leedahay ceel mator iyo waro aad uwaaweyn oo udhow magaalada warahas waxa kamid ah,warta Dudun,Raydableey,malmaleey,iyo warcadey oo kutaala tuulada dhexdeeda waana waro looga marmo ceelka markii ay biyo kujiraan Eesow waxa ledahay culimo kuxeldher diinta islaamka iyo siyaasin