Wikipedia talk:Bacaadka
Hadal ku darkaxrow waa tuulo ku taalo gobal shabelleda hoose waxayna caasimada somaliya ee muqdishy ujirta 60KM Waa tuulo dadka ku nooli ay yihiin reer baadiye iyo reer magaal ah oo wax bartay ku na tirsan tacbashada beeraha iyo waxsoo saarka beeraha iyo dhaqashada xoolaha dadka dagani waxaa lagu qiyaasa 900-1,000 qofood cimiladeydu wax kuleyla Waxaana ku yaal dugsiyo waxbarasho sida dugsi h/hoose dhexe sare iyo dugsiyo lagu baro diinta islaamka schoolka wax barashada waxaa looga taga degaanka (dameeraale) tuuladu waxa ku dhow tuulooyin kale oo iyana Waaweyn sida tuulooyinka maagle,gumarey,doonka, garsaale shantaraale, tuulooyinkas waxa magalo madax degmada (DAMEERAALE)
Bilow dood ku saabsan Wikipedia:Bacaadka
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Wikipedia:Bacaadka.