Wikipedia talk:Ereygaaban

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

shiiqaal adeer[wax ka badal xogta]

magaca shiikhaal waxa uu kulmiyaa bulsho aad u fara badan oo degta qeeybo farabadan oo kamida gayiga soomaalida.

 hadii aan hoos udaadego dulucda sheekadu waxa ay tahay ina magacaani si gaar ah ay uleeyihiin ilma sheekh sacdi daauud oo dhamaantoodba ahaayeen culimo sidaabaana loo yidhi sheekhyaal. 

waxana uu dhalay sheekh sacdi daauud sida ay xaqiijiyeen taariikh yahanada badankood

1-caagane oo uu faraciisa ka midyahay sheekh axmed (loobege).

2-faq maxamed  oo uu faraciisa ka mid yahay maxamuud (adeer).

waxa uu ku caanbaxay magaca adeer maadaama uu adeer u ahaa axmed (loobege).

waxan jeclahay  inaan halkaan kuso gunaanadno qormadeena maanta 

waxana idinlasoo wadaagi doonaa xog intaan ka dheeraad ah iyo qoraalo ay rewbeen taariikh yahanadii hore 

fadlan wixii talo iyo tusaale ah ngalasoo xidhiidh

facebook :galbeed cabdulaahi yuusuf Shiiqaaladeer (talk) 07:22, 24 Agoosto 2019 (UTC)[reply]

maxaad kataqaanaa sheekhaal adeer?[wax ka badal xogta]

HomeRandomNearbyShiiqaaladeerKa baxWatchlistContributionsSettingsKu saabsan Wikipedia Masuul la'aan

Open main menu

Raadi

Malahan wax wargelin ah.

User talk:Shiiqaaladeer

Bogga isticmaalaha Wadahadal

Ha waardiyeyninHistoryContributionsEdit

More

Add discussion

Hor-dhac Waxay mahad oo dhan usugnaatay eebbe oo igu ilhaamiyay in aan howsaan u istaago iiguna kaalmeeyay bilowgeeda iyo dhamaadkeeda. Ilaaheey waxa uu nabi aadam ka abuuray dhoobo kadinka xaawo ayuu ka abuuray feertii nabi aadan. aduunka waxa uu ka dhigay lab iyo dhadig si loo helo taran waxana uu jideeyay guurka si loo ilaaliyo nasabka. Ilaahay waxa uu kadhigay dadka shucuub iyo beelo kala duwan si ay isku gartaan iskuna xiriiriyaan ayna isku xirnaadaan . ayadoo halkaas laga duulaayo aya waxa qasab noqotay in la dhowro abtiriska si layskugu xirnaado oo jiilalka naga danbeeyana aysan udhumin nasabkooda. Qoritaanka qormadaan waxa igu diray kadib markii aan arkay in ay sii yaraanayaan dadka sida saxda ah u yaqaanay abtiriska jiilalka cusubna aysan daneyneynin raadraaca halka ay kaso jeedaan. Waxan rajeeynaayaa markii ay iso dhamaato qormadaan inan lawadaagi doona dhamaan dadka daneynaayo ineey wax kabartaan reer adeer waxaana ku baahin doonaa qoraalkaan dhawaan asagoo intaan ka gaaban baraha lagu wada xiriiro si ay dadka soomaaliyeed oo dhan ay wax kaga ogaadaan abtiriskaan inshaa allah. Waxaa qoray: Ciise macalim axmed shiikh cali Farqiga udhaxeeyo adeer iyo loobage loobage: loobage faqa cumar qudbaale caagane sacdi daa’uud. Adeer: adeer faqa cusmaan faqa maxamed sacdi daa’uud. Jufooyinka loo qeeybiyo faqa cusman faqa maxamed sacdi daa’uud Waxa uu ukala baxa sida tan: Maxamed faqa cusmaan Maxamuud faqa cusmaan (adeer) Waxaa jirto in magaca faqa cusmaan loo yaqaano (adeer), waa sida ay qabaan qaar kamid ah taariikhyahaanada, halka qaar kalana ay qabaan in adeer looyaqaano maxamuud faqa cusmaan.

Jufooyinka maxamed faqa cusmaan uu ukala baxo Maxamed faqa cusmaan waxuu dhalay mahadalle. Mahadlle: wuxuu dhalay afar oday oo kala ah: cusmaan mahadalle. Cabdi mahadalle. Maxamuud mahadalle. Muudde mahadalle. Cusmaan mahadalle Cusmaan mahadalle waxaa kamid ah faraciisa reer yeberoow. Waxeeyna degaan zoone kismaayo. cabdi mahadalle Cabdi wuxuu dhalay maxamed cabdi .

waxaana kamid ah faraca maxamed cabdi reer xasan dheere.

Waxeeyna degaan zoone kismaayo. Maxamuud mahadalle Maxamuud mahadlle: waxaa kamid ah faraciisa: Dhuuboow maxamuud. Macalin xuseen maxamuud. Xasan maxamud. Wexeeyna degaan eeriyo buula-mareer. Muudde mahadalle Muudde mahadalle: waxa kamid ah faraciisa reer shaakir. Waxeeyna degaan eeriyo buula-mareer.

Jaantuska reer maxamed faqa cusmaan

Jufooyinka maxamuud uu ukala baxo Waxa uu ukala baxaa labo jufo oo kala ah: Axmed adeer cali adeer

jilibyada uu ukala baxo axmed adeer Axmed adeer: waxaa loo qeeybiyaa 4-jilib oo kala ah:

cusmaan axmed adeer ( weeydoow)

cabdulle axmed adeer. abiikar axmed adeer oo loo yaqaano (Gerraawe)

maxamed axmed adeer oo loo yaqaano (maxamed weeyne)

Maxamed axmed adeer oo loo yaqaano (maxamed yare) Waxaa jirto gabar la dhalatay afartaan oday oo lagu magacaabo faadumo axmed adeer, waxa ayna u ilma dhashay nuur samatar oo ah jufo kamid ah beesha xawaadle, waxa ayna udhashay 3-wiil ookala ah: Faarax nuur War-dheere nuur Yeberoow nuur 1.cusmaan(weeydoow) Weeydoow wuxuu dhalay 7-oday Oo kala ah: muxumud weeydoow. aamin weeydoow. caddow weeydoow. oda-waay weeydoow. maalin weeydoow. Afrax weeydoow. Geedi weeydoow.

Muxumud weeydoow Muxumud weeydood: wuxuu dhalay 3-oday oo kala ah: Aadan muxumud: oo dhalay sh. Muuse, muxumud iyo cabdulle Cabdi muxumud: oo dhalay maxamed cabdi muxumud Xusen muxumud : oo dhalay cabdi sh. Xuseen Aamin weeydoow Aamin weeydoow: waxa uu dhalay labo oday oo kala ah: Axmed aamin weeydoow: oo dhalay (qooryare = magaciisuna wa maxamuud) Caddoow Aamin weeydoow: waxuu dhalay cusman, xasan, caddeey iyo aamino. Caddoow weeydoow Caddoow weeydoow: waxa uu dhalay isniino caddow oo u ilmo dhashay tolweyne gaar ahaan reer Gacal mahadalle. Odawaay weeydoow Oda waay weeydoow: waxuu dhalay labo gabdhood oo kala ah: Cabdiyo oda waay. Jilaalo oda waay. FG:Maalin weeydoow, geedi weeydoow iyo afraxoow weeydoow: ma farcamin.

2. Abiikar axmed adeer (Gerraawe) Abiikar wuxuu dhalay hal nin oo farcamay wuxuuna ahaay: mahadalle. Mahadallene wuxuu dhalay maxamed. Maxamed: wuxu dhalay labo nin oo kala ah: Caddoow iyo Cusmaan Caddoow wuxuu dhalay sedex oday oo kala ah: Mahadalle: oo dhalay xasan, xuseen iyo axado Axmed: oo dhalay maxamuud, cabdulle, cabdiyo (wexeey u ilmo dhashay abgaal) Cali:oo dhalay cusmaan iyo xaashi Cabdulle axmed Cabdulle: wuxuu dhalay axmed oo dhalay barroow. Barrow wuxuu dhalay cali. Caline wuxuu dhalay sedex nin oo farcameen: Nuur cali baroow Aadan cali baroow Xuseen cali baroow Maxamed weeyne Maxamed weeyne wuxuu dhalay labo oday oo kala ah: Maxamuud Cabdulle

Maxamuud maxamed weeyne

Maxamuud wuxuu dhalay axmed. Axmed wuxuu dhalay sh. Cusmaan Sh. Cusmaan wuxuu dhalay muuse , sh. Aamin, ibraahimiyo maxamuud. Hasa ahaatee Ibrahim iyo maxamuud ma farcamin.

Cabdulle maxamed weeyne

cabdulle faraciisa waxaa kamid ah cabdi oo dhalay maxamuud sanweeyne. Maxamed yare Waxana faraciisa ka mid ah ree (shiikh cismaan khayre) cali adeer Cali adeer: waxa uu dhalay dad fara badan laakiin ma helin magacyadooda, wixii aan ka aheyn( abiikar) cali adeer, waxaa intaas dheer abiikar cali dadka uu dhalay oodhan lama haayo ee waxaa ka aheeyn xoroow oo kaliya. Xoroow: wuxuu dhalay sedex oday oo kala ah: Cabdi xoroow: oo dhalay xasno cabdi Ibraahim xoroow: oo dhalay cadoow iyo nuur Axmed xoroow: oo dhalay cali, isniino, barreey, cumar.

Jaantus reer maxamuud (adeer)

Shiikhaalu ma hawiyaa mise? Beesha shiikhaaleed waxeey ku kulmaan shiikha layiraahdo shiikh sacdi daa’uud. Wixii ka dambeeyo sidaan ayaa loogu abtiriyaa ee lasoco:

Weeyba caddahay marba hadeey hiraab kusoo dhacday ineey hawiye tahay waayoo hiraab afar ayuu dhalay oo kor kusoo xusnay. Hiraab wixii ka dambeeyane sidaan ayaa loogu abtiriyaa lasoco:

Annagu hadii aynu nahay hiraab waxaan nahay dame gorgaati, gorgaatine wuxuu dhalay shan wiil, waana wiil lixdii wiil ee odaygii hawiye dhalay kamid ah ee bal ila arag lixdaas wiil ee hawiye dhalay:

Guntii iyo gunaanadkii Waxeey ahayd hawl bilawgeedu uu dhibbadnaa dhamaadkeedune uu qurux badnaa. Waxa aan bilaabay qoraalka buugaan aniga oo aan heeysanin wax yaabo badan oo igu taageeri karo dhameestirkiisa laakin markii aan ilaaheey kaashaday dadaal badanne aan bixiyay waxaa ii fududaatay in aan helo

mac-luumaad badan oo aanan filineynin. Waxa aan la hilmaami karin in aan helay qooraalo ay ka qoreen abtiriskeena awoowayaasheenii muddo boqolaal sano kahor oo aay kala dhaxlaayeen jiilal kala duwan oo iga saaciday in badan oo xogtaan kamid ah.

Sidoo kale waxaa aad ii saaciday inaan fursado kala duwan kuhelay qaar kamid ah cuqaasha beesheena, ay ugu horeeyaan: sh/ yuusuf muxumud, m. bashiir maxamuud ibraahim, cabdi xasan mahadalle (cabdi cadde) iyo m. axmed sh. Cali yare. Sidoo kale waxa xusid mudan inaan la wadaagay macluumaadkaan in badan oo kamid ah dadka aqoonta uleh abtiriska. Waxaan ka codsanayaa aqristayaasha buuggaan inaay nala soo wadaagaan wixii aragtiyo ah oo uga baxa buuggaan si aan ukala faaideeysanno. Waxaan si gaar ah ugu mahad naqayaa dhamaan cuqaashii iyo indheer-garadkii iga caawiyay qoraalka buuggaan. Si gaar ahWaxaan ugu mahad celinayaa nabaddoonkeena m. muxumud sh. Cali yare (macalim waare), xasan ibrahim xusen (xasan khaliif), maxamed abuukar macalim (shakle), nuur m. axmed, maxamuud maxamed sh. cali iyo m. c/raxman m. axmed sh. Cali. Fg: Wixii faah-faahin ah fadlan lasoo xiriir: Tell: 0618-160385 Facebook: ciise axmed Shiiqaaladeer (talk) 20:37, 4 Jannaayo 2020 (UTC)[reply]

sheekhaal adeer[wax ka badal xogta]

== Gobolada ay degto shiikhaal adeer = jubada hoose,jubada dhexe

Gobolada ay degto shiikhaal adeer[wax ka badal xogta]

Shiikhaal adeer waaa beel weyn oo ku kala firirsan gobolada dalkan hase ahaatee waxa ay aad udagaan kuna badan yihiin goboladaan:

1: jubbada hoose

2: jubbada dhexe

3: shabeelaha hoose

4: muqdisho

5: shabeelaha dhexe

6: hiiraan 192.145.174.53 13:37, 5 Nofeembar 2023 (UTC)[reply]

M.a 192.145.174.38 18:24, 7 Nofeembar 2023 (UTC)[reply]