Wikipedia talk:Maamulada

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

aad baa uga xumahay in aad qalad ku qoretaa warbaahinta somalia waa kale baxday oo waxaa kale saray 4.5 lakiin wali waxaa jiro jahli weyne oo u bahan in dadka ladulminaayo ay ka jawaab sababtoo ah 775 dadkii dadka soo xukumijiray reer xarardheere waxaa laga dhigay dad aan lagaranayni fadlan runta kasheeg hadaa tahay nin garanaayo hadii kale iga lasoo xariir darur114@hotmail.com anigaa ku siinaayo taariiq dhab ah

walaal meeshaan qof kasto aa wax ka badalo, hadii aad wax qalad ah ku aragtay waa sixi kartaa, taariikhdeeda oo dheer neh waa ku qori kartaa Maax 10:29, 22 Luuliyo 2011 (UTC)