XER

Ka Wikipedia

Beesh XER ama Shiikh Muumin Aadan waxa uu dhalay 7 wiil oo kala ah:

  1. Maxamed Muumin
  2. Xaamud Muumin
  3. Xirsi Muumin
  4. Xasan Muumin
  5. Cali Muumin
  6. Aamiin Muumin
  7. Cabdi Muumin

Maxamed Muumin waxa uu dhalay 13 wiil oo kala ah :

  1. Ebeker Maxamed
  2. Axmed Maxamed
  3. Xaaji Cali Maxamed
  4. Faarax Maxamed
  5. Isxaaq Maxamed
  6. Mansuur Maxamed
  7. Sharmaake Maxamed
  8. Ibraahim Maxamed
  9. Ismaaciil Maxamed
  10. Xuseen Maxamed
  11. Cabdi Maxamed
  12. Aadan Maxamed
  13. Nuur Maxamed

Xaamuud Muumin Aadam waxa uu dhalay 6 wiil oo kala ah:

  1. Nuur Xaamuud
  2. Maxamuud Xaamuud
  3. Barkhadle Xaamuud
  4. Aweiys Xaamuud
  5. Shamun Xaamud
  6. Mahi Xaamuud

Xirsi Muumin Aadam waxa uu dhalay 3 wiil oo kala ah:

  1. Cali Xirsi
  2. Ibraahim Xirsi
  3. Cumar Xirsi

Xasan Muumin Aadam waxa uu dhalay 3 wiil oo kala ah:

  1. Maxamed Xasan
  2. Jaamac Xasan
  3. Xildiid Xasan

Cali Muumin Aadam waxa uu dhalay:

….

Aamiin Muumin Aadam waxa uu dhalay 2 wiil oo kala h:

  1. Abuukar Aamiin
  2. Cilmi Aamiin