Xaabo

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Xaabo waa tuulo ku taala gobolka gardafuu waxayna ka tirsantahay daegmad caluula wana magaloyinka ugu qadiinsan gayiga somalia waxy caan kutahay magalada xaabo khayradka dabiiciga ah oo ay kamid yihin kaluunka,beenyada,maydiga,luubanta iyo beeraha timirta! oo aad oga baxa.sida lo ogsonyahy magalda xaabo waxy ledahay warshada kaluunka ee xabo tuna factory oo la asaasay 2009.

Waa hadba xili ay kulushahay iyo xili ay qabowdahay. magalada xabo waxay kamid ehed magaloyinki sultanetu majerteniya tasoo boqor maxamuud (xawaadane) katalin jiray.

boqor xawadane oo aha boqor cadaalad iyo mamul dacada lagu yaqaney,wuxu qaybiyay xijiyada aay manty somalia manfacato iyo hanti badan oo ay kamid ahayeen xoolaha nool sida geela iyo ariga.

alla unaxariste waxa lagu asay boqor maxamuud xawadane magalada xaabo oo ah meshi uu kudhashay.

magalada xaabo waxay ehed magaloyinka xaga ganacsiga iyo waxbarashada ugu horeeyay xiliga dowlada iyo xiliga gumestaha.

xaabo oo kamida gobolka (Gardafue)aya qani ku ah kaluunka taaso sababtay in aay doonyaha iyo kalumysatada isugu yimadan marsada xabo.waxana lagu naanesa (Xaabo kamaa lama) laama wa magaalo yar o kutal africa taso aay ugu magac dareen subaaxiliyin ka shaqesan jiry degmada.