Xaafada juungal

Ka Wikipedia

Xaafada juungal waa xaafad katirsan degmada yaaqshiid waxaa ku yaalo schoolka caanka ah alfajr iyo iskool yaaqshiid. Masaajidyada

  • Masjidka sh.xasan cade
  • Masjidka owgeedi
  • Masajida matanaha

Sido kale waxey ledahay wadoyin waaweyn Xafadaha Buurka Jiiramaskin Tubaweyne. Ceymiska fagax ramadaan afarta geedbuurka jeex jeexan iyo caymiska Barxadaha Teeri fc.holac dugsi quraan macalin cilmi jiis macalin Shactar macalin abuukar macalin maxmuud macalin Bashari macalin maxmad hadan hayo malin jeeri macalin cumar cali caadle macan bilaaje hoteelada ramadaan kaah suuqa ugu caansan xaafada juungal wa suuqa jungal hadii aad wax ka taqaano dadkii suuqa caanka ka ahaa waa dhaayoow dukaanka mooska iyo cabitaanka - barafka, fareey makiinada cajiinka eedo dheeho miiska qudaarta iyo rootiga, geedi miiska hilibka, dhuxuloow feerafa dharka dadka degan waa is jecel yihiin lagama yaqaano qabiil iya qurun diiqa juungal