Jump to content

Xaaji salax

Ka Wikipedia

Xaaji Saalax wa dagmo taariikh ah OO kutaal hawdka gobolka Togdheer Waxa ay kamid tahay meelihii ugu horeeyay ee bilaabay halgankii SNM sida

  1. muj. Maxamed cali
  2. Muj. Jaamac cali cilmi, iyo halgamayaal kale

degmada waxa dega beel waynta cali siciid gaar ahaan faarax xaaji iyo xasan xaaji inta ugu badan.

Bilawgii hore degmada waxa xukumi jiray Chief caaqilka guud ee faarax xaji Chief caaqil xaaji abdi karre

  1. CHIEF CAAQIL XAAJI CABDI KARRE 1930-1952
  2. CHIEF CAQIL MOHAMED HAJI ABDI 1952-1979
  3. CHIEF CAAQIL AHMED MOHAMED 1979- 2022
  4. CHEIF CAAQIL DIIRIYE MOHAMED 2022 up to now..


Xukuumadihii kala danbeyay ee somaliland ayaa gudoomiye degmo usoo magacabay degmada xaji salax.


Qoraa: aamin diirye