U bood nuxurka

Xaarxaar

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Xaadhxaadh waa magaalo dhacda waqooyiga magaalada Gaalkacyo kiilomitrtaat badanna ujirta, waa magaaalo kutaal boos istaraatiiji Ganacsiyeed ah balse aan wali dhismo fiican lahayn , tirada Deegaankaa waxaa lagu qiyaasaa ilaa 1,500-2000 oo qof. Waxaase lara jeenayaa in sanadaha soo socda ay hormarkeedu wax iska badlaan. Deegaan ahaan waxaa daga qaba'ilka Awrtable gaarahaan Ibrahim Adan iyo reer Ahmed.