Jump to content

Xadhig (bir)

Ka Wikipedia
Xadhkaha korontada

Xadhig koronto (Af Ingiriis : wire; Af Carabi: سلك) waa xadhig soohan ama dhumuc leh oo ka samaysa macdanta birta kaasi oo loo isticmaalo inuu gudbiyo korontada iyo xidhiidhinta signalka. Xadhkaha korontada waxaa laga sameeyaa biraha leh astaamaha gudbinta elektaroonada korontada; sida birta naxaasta iyo leadka loo yaqaano. Intaasi waxaa dheer, birta la qoray ee xadhkahaasi waxaa lagu dahaadhaa duub warqado ah iyo qolof adag oo caag ah kuwaasi oo loogu talogalay ineey dadka iyo xayawaanka ka ilaaliyaan korontada, iyo ineey kala ilaaliso labada qeybood ee xadhkaha kala wada positiveka iyo negative ka.[1]

Sida caadiga ah, xadhkaha Archived Oktoobar 25, 2021 // Wayback Machine birta ahi waxay ka samaysan yihiin biraha fudud ee ku fiican gudbinta sida naxaasta iyo jaandiga. Marar badan waxaa laga sameeyaa isku-dhisyo ka kooban biro noocyo kale ah.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
  1. Swiger Coil Systems. "Edgewound Coils". Swiger Coil Systems, A Wabtec Company. Archived from the original on 19 Bisha Laba iyo Tobnaad 2010. Retrieved 1 January 2011. {{cite web}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)